hanbalayo hanbalayo boobe yuusuf ducale waa nin xil kasa una qalma in la sharfo‏

0
July 20, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    hanbalayo hanbalayo boobe yuusuf ducale waa nin xil kasa una qalma in la sharfo‏

    hanbalayo hanbalayo boobe yuusuf ducale waa nin xil kasa una qalma in la sharfo‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hanbalayo hanbalayo boobe yuusuf ducale waa nin xil kasa una qalma in la sharfo‏ waan salamaya dhaaman taageerayasha xisbiga waddani ee wadaniyiinta ah,
waxan ilahay ka baryaha in u ina gaadhsiyo himilada xisbiga uu u tagan yahay hadh iyo habeen
ee ah sidii uu u badbaadin lahaa dalka iyo dadkaba .
inta hadan ka so gudbo waxan halkan hanblayo iyo bogadin ba uga so gudbinayaa,
boobe yuusuf ducale mutaysiga uu ku mutays tay shaqadisa iyo shaqsi wanagiisaba
shaahayad sharaf maamuus leh, wa wax lagu faraxo mudana ku dayasho loona baahan yahay dhaamanteen
in anu sidaa u shaqano si aynu u badbaadino dalka iyo dadkaba.
waxa kale oo aan halakan uga mahad calinyaa gudoomiya barlmanaka somaliland ahna gudumya
waddani cabdirahman cabdilhi ciro oo had iyo jeer si dhaw iyo si dheerba ula socada dhaaman
madaxad iyo taageerayasha wadani una haya qadirin iyo sharaf dhamantood. waaxanan leeyay
gudoomiya halkaa ka wad waana wax aad u qaali ah hadi aad qof kasta shaqadisa ku abaal mariso waxayna noo tahay dhiiri galin hadi qof kasta shaqadisa iyo wax qabadkisa
aad ku abaal mariso.
ugu danbeentina waxan dhamaantiin waddani yiinta u rajey nayaa wanaag is qadarin iyo
wada shaqayan fican.
by nasir cabdi muuse
gudoomiya jaliyada somaliland austria salzburg


ALLA MAHAD LEH


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online