Masuuliyiin Kasocday Xisbiga Waddani iyo Bulshada Rayidka ah ayaa Waxa ay Lakulmeen Wasaarada Arimaha Debeda ee Waddanka UK Waaxda Arimaha Afrika Qaabilsan, iyaga oo Karbixiyay Xaalada Cakukiran ee Doorashooyinka Somaliland

0
July 21, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiin Kasocday Xisbiga Waddani iyo Bulshada Rayidka ah ayaa Waxa ay Lakulmeen Wasaarada Arimaha Debeda ee Waddanka UK Waaxda Arimaha Afrika Qaabilsan, iyaga oo Karbixiyay Xaalada Cakukiran ee Doorashooyinka Somaliland

    Masuuliyiin Kasocday Xisbiga Waddani iyo Bulshada Rayidka ah ayaa Waxa ay Lakulmeen Wasaarada Arimaha Debeda ee Waddanka UK Waaxda Arimaha Afrika Qaabilsan, iyaga oo Karbixiyay Xaalada Cakukiran ee Doorashooyinka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiin Kasocday Xisbiga Waddani iyo Bulshada Rayidka ah ayaa Waxa ay Lakulmeen Wasaarada Arimaha Debeda ee Waddanka UK Waaxda Arimaha Afrika Qaabilsan, iyaga oo Karbixiyay Xaalada Cakukiran ee Doorashooyinka Somaliland   Somalilandlive.com/ Masuuliyiin Kasocday Xisbiga Waddani iyo Bulshada Rayidka ah ayaa Waxa ay Lakulmeen Wasaarada Arimaha Debeda ee Waddanka UK Waaxda Arimaha Afrika Qaabilsan, iyaga oo Karbixiyay Xaalaa Carikaran ee Doorashooyinka Somaliland, Go,aanka Golaha Guurtida   iyo      Burburinta Heshiiskii Xisbiyada  iyo Xukuumadu Wadagaadheen,   Waxana Qoraal  Kooban  ay Kulankaas Kadib  Soosaareen Masuuliyiintan  kulanka Laqaatay Wasaarada Arimaha Debeda Waddanak Ingiriisku, oo  ay Qurul Kamida Heshay Sh.Somalilandlive.com  ayaa Udhignaa Sidan




MARTIQAAD AY SAAKA NOO FIDISAY WASARADDA ARRIMAHA DEBEDDA UK.
----
Waxa saaka nalooga yeedhay oo nalagu casuumay Xafiiska Qaybta Africa ee Wasaaradda Arrimaha Debedda UK.
Runtii waxa nalagu maamusay qado sharafeed aad u wanaagsan.
Waxa aan Diplomasiyiinta iska waraysanay Arrimaha Somaliland gaar ahaan Doorashooyinka iyo Arrimaha Guurtida.
Heshiiskii Dawladda iyo Asxaabta ee Guurtidu fashilisay, Dawladduna ka baxday.
Waxa aan ka waranay mawqifka Xisbiyada Mucaaridka, Dallada Badbaadada Somaliland iyo Madasha wadatashiga.
Aad baan ugu faraxnay mowqifa Dawladda UK iyo Wadamada deeqaha bixiyaa ay ka qaateen Dawladda Somaliland.
Waxa ay aad uga xun yihiin sida ay Dawladdu u majara habaabiyeen Doorashooyinkii wadanka.
Waxa aan sii wadi doonaa xidhiidhka wadahadal ee UK iyo Xisbiyadda Mucaridka ah. Iyada oo kulankani uu daba socday kulan hore oo aan wada yeelanay 20 May.
"Waxa aan ku dadaali doonaa in sida ugu dhaqsaha badan ay u qabsoonto Doorashadii la majara habaabiyay," sidaa waxa noo balan qaaday Dawladda UK.

Waxa aanu ku tagnay Wasaradda, Aniga oo ah Mohamed Yassin Hassan, Waddani
Xildhiban Abdirahman Aw Xoog, Waddani
Barkhad Farah Mohamed, Ururda Bulshada
iyo Dr.Mohamed Jamac Yassin, Ururada Bulshad


Somalilandlive.com
Webmaster@somalilandlive.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online