"Aragtida Maqaalkani waa Mid ka Dhalatey ka dib Markii aan Arkey Qof dan'yar ah oo Kabo La,'aan ku Socda iyo Qof Dhimirka ka Xannuunsan oo isna Caggo-caddaan Ordaaya".

0
July 21, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Aragtida Maqaalkani waa Mid ka Dhalatey ka dib Markii aan Arkey Qof dan'yar ah oo Kabo La,'aan ku Socda iyo Qof Dhimirka ka Xannuunsan oo isna Caggo-caddaan Ordaaya".

    "Aragtida Maqaalkani waa Mid ka Dhalatey ka dib Markii aan Arkey Qof dan'yar ah oo Kabo La,'aan ku Socda iyo Qof Dhimirka ka Xannuunsan oo isna Caggo-caddaan Ordaaya".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aragtida Maqaalkani waa Mid ka Dhalatey ka dib Markii aan Arkey Qof dan'yar ah oo Kabo La,'aan ku Socda iyo Qof Dhimirka ka Xannuunsan oo isna Caggo-caddaan Ordaaya".

Caggo-Caddaan

Ceelaabe

"Aragtida Maqaalkani waa Mid ka Dhalatey ka dib Markii aan Arkey Qof dan'yar ah oo Kabo La,'aan ku Socda iyo Qof Dhimirka ka Xannuunsan oo isna Caggo-caddaan Ordaaya".



waxa aynnu ifka nimaadnnaa innaga oo aan xidhneyn wax dhar ah,waxaanna mar labaad aynnu ka tagnaa adduunyada innaga oo sidii horre oo kale ah,wax dhar ah aan xidhneyn marka laga tago maro cadd oo la inagu sii duubo.wakhti badan oo nolosheena ka mid ah gaar ahaann marka aynnu yar-nahay inkasta oo la inoo Geliyo dhar haddana la inooma Xidho wax kabbo ah,wakhtiyada danbe ee sidoo kale qofku gaboobo ama uu dhul -yaall noqdo waxa aynnu dareemi karrnaa iyadana in aan inta badan qofka loo gelin kabaha la xidho.wakhtigaasi gabowga,Dad badani Maba Xidhan karraan Kabo,Wey ka dhacayaan ama Jiiddayaan.

1.dadku marka ay yimaaddaan goobaha laga barakeysto ama cibaaddada loo tago,waxa ay iska saaraan kabbahoodda,waxaaney soo galaan iyaga oo caggo-cadd.Tusaale Marka aynu Masaajiddada ku Tukaneyno.bulshooyinka aan dinta heysanin marka ay tagayaan goobaha ay dhagaxaanta ku caabuddaan ee dahabka iyo Dhagaxa la Qorey ka sameysan waxa ay iska saaraan kabaha qof kabo xidhana ma soo galo Meesha ay Macbadka ugu Yeedhaan.Kiniisadaha Dadka Nasaarada ama Kiristaanka ahi Ay Leeyihiin iyada oo Kabbaha la xidhan yahay Ayaa la istaaga oo loo Tagaa waxa ay Cibaaddada u Yaqaannaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>