Hambalyo Baaqi Mucaaridka Maanta By Mukhtar Cilmi

0
July 21, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Baaqi Mucaaridka Maanta By Mukhtar Cilmi

    Hambalyo Baaqi Mucaaridka Maanta By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Baaqi Mucaaridka Maanta By Mukhtar Cilmi
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com



waxaan soo dhaweenaya dhawaaqi ka soo yeedhay xisbiyadda mucaaridka WADDANI-UCID iyo madasha wadatashiga ee maanta ka iclamayeen in shir lagu badbaadinayo dalkeena somaliland ka qabsoomi doono ayaamahan soo socda inta la gaadhayn wakhtigii ee madaxweyne silaanyo xilkiisu kaga eegyahay 27 bishan 2015!.shacabku maanta wuxuu taageersan yahay baaqan ee muddo la sugayay, madaxweyne silaanyo 27 -7-2015 waa muwaadin caadi ah ceebna ku ah inuu si fadhiyo guriga madaxtooyadda waana sharci daro .maanta waa maalin taariikhi ah loona gurmanayo badbaadinta qarankeena suuban ee somaliland.hambalyo hogaamiyaasha mucaaridka ,hambalyo shacabkeena mudan ee u haraadan isbedel .

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online