Siilaanyo & Xukuumadiisii Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Sharcigii & Wada-hadalkii Diiday, Hadana Wadnahoodu Nugulaa Waa War- eey & Heegan & Xoog & Ka Kacaay Ku Musanaawday.

0
July 22, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyo & Xukuumadiisii Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Sharcigii & Wada-hadalkii Diiday, Hadana Wadnahoodu Nugulaa Waa War- eey & Heegan & Xoog & Ka Kacaay Ku Musanaawday.

    Siilaanyo & Xukuumadiisii Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Sharcigii & Wada-hadalkii Diiday, Hadana Wadnahoodu Nugulaa Waa War- eey & Heegan & Xoog & Ka Kacaay Ku Musanaawday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siilaanyo & Xukuumadiisii Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Sharcigii & Wada-hadalkii Diiday, Hadana Wadnahoodu Nugulaa Waa War- eey & Heegan & Xoog & Ka Kacaay Ku Musanaawday. Siilaanyo & Xukuumadiisii Wakhtigii Ka Dhamaaday oo Sharcigii
& Wada-hadalkii Diiday, Hadana Wadnahoodu Nugulaa Waa War-
eey & Heegan & Xoog & Ka Kacaay Ku Musanaawday.
Horta Siilaanyo Intuu Belaayo & Colaad & Dagaal & Heegan & Ka Kacaay & Amar &
Xoog & Ciidan Ayaan Adeegsanayaa Ku Hanjabayo, ee uu Diiday Inla Wadhadlo ee uu
Diiday In Sharci Lagu Dhaqmo, ee uu Diiday In Doorashadii La Qabto, ee uu Diiday in uu
Umada & Xisbiyada Qanciyo, Sow In Laga Tashado, oo Indhihiisa & Islwenidiisa & Anigaa
Sidaan Doono Sharciga & Dasttuurka ugu Tumanaya ah Cashar Loo Dhigo oo Indhihiisa oo
Shana La Tuso.
Sidaas Darteed, Siilaanyo & Taliyaha Booliisku Waxay Ku Andacoodeen oo ay Ku Cataabeen
Heegan Culus & arimihii Gudaha oo Digniin Huteelada & Shicibka u Diray, Horta Xukuumada
ayaa Belaayo & Dagaal & Xumaan Horseedaysa, oo Wadankii Dimuquraadiyadii & Wax Wada-
Lahaanshihii Diiday, oo Xiitaa Cabudhin Ma Hadli Kartaan, Ma Mudaharaadi Kartaan, Ma Cab-
an Kartaan, Ma Dhaqaaqi Kartaan.
Horta Siilaanyo Wuu War La,yahay oo Cidna Xoog & Cabudhin Laguma Haysan Karo, oo Xukun
Milatarina & Qori Caaradii Kumuu Qabsan, ee Walaal & Wax isu Sheeg ayey Somaliland Ku Caan-
a Maashay, ee Malaga Yaaba In Madaxtooyada uu Sida Waadhka Dhex Jiifo, ee aan Talo & Tlimaa-
ana Ku Lahayn ee Sida Maqaar Saarka Marmar Laga Soo saaro, in Loogu Tago oo Laga Soo Jiido Had-
uu Shicibka & Ganacsatada & Huteelada uu Hanjabaad Digaaga uu Taliyaha Booliiska & Ku/Xigeenka
Gudaha Loo Soo dhiibay, ay Ku Noqon Doonto, Maxaan Mar Hore u Garan waayey.
Sidaas Darteed, Taliska Siilaanyo & Xukuumadiisu War Li,idaa, Walee War Li,idaa Siilaanyooy War
Li,idaa, Hadii Walaal & Wanaag Diideen, Kabash-Kabashtu Waa Maxay & Wareeydu Yaa Weliba
sgaadhay.
Hambalyo & Bogaadin & Ducaba naga Gudooma Xisbiyada & Madasha, oo wadanka God Madow Ku
sii Dhacaya Ka Soo qabta, oo Horarka & Waraabaha Ka Soo Rida Dimuquraadiyadii & Wax Wada-Shagii
oo ka Tashada Tiktaytar & Keligii Taliye aynu Horaba u Diidnay.
Guul & Gobanimo


By Caasha Jaamac


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online