Dabashii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Kowaad By Mukhtar Cilmi‏

0
July 22, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabashii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Kowaad By Mukhtar Cilmi‏

    Dabashii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Kowaad By Mukhtar Cilmi‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabashii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Kowaad By Mukhtar Cilmi‏
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com


Ugu Horayn  Alle ayaa Mahad iska Leh Waxaana jeclaystay in aan idiin soo Gudbiyo Maqaalkan aan Ugu Magacdaray Dabashii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaaliland ,waxaan Uga Jeedaa Dabayshii Isbedelka Horumaraka, Taageerada  iyo Jacaylka Shacabku U qabaan Xisbiga WADDANI Iyo iFtiimka Talaabada Guusha leh Xaqiijinta Himilo Qaran Hadafka Jiritaanaka Qaranimada somaliland.

Maraxalada Haatan Dalku Ku suganyahay ayaa igu sbabatay in aan Qalin u Qaato Maqaalkan  Sharax ka bixinaya Hamiga iyo Rajada Siyaasadeed ee Shacabwaynaha Somaliland . Xukuumada maanta talada wadanka haysaa Waa mid ku fashailmatay Taageeradaii iyo Hadafkii umada iyo Qaranka, Waxaa ay Himiladii umada iyo Magacii +Sharaftii Somaliland ka dhigeen Hal bacaad lagu Lisay. Waxaana ay Ubadheedheen in ay Magaca Qaranimo ay dhaawacaan Bulshadana aanay Waxa Talo ah kawaydiin, Magacood ba'yaashani Waxaa ay Dhulka lagaleen oo Rajadii  Shacabka, Waxaana ay Noqodeen Kuwo Dantooda Shaqsi ahaaneed Ka Fushada iyagoo ku gabanaya Xilka iyo Shaadhaka Dowlada,waa Danaysat Yaal "Self Fish" Wax Rajo ama Talaabo Horumar ah oo ay Umada Usoo wadaan Ma jirto' Shacbka Waynaha Somalilandna Waa ay Ogyihiin  Waana ay Ka tashteen.

Xukuumadd Kastoo Timaada Waa Mid Shacabku Fartooda ku Saareen Xilka, Ayna kaga Rogaan isla Fartii ay Ku saareen" Waxaan Uga jeedaa Arinka Xukuumada kasata oo xilak Dalaka qabsata waa mid ay shacabku Usoo codeeyeen ayna Cod kaga Rogikaraan Si selimi ah.Hadaba Maxaa Maxaay Tolow sugaysaa Xukuumadan UU Hogaamiyo Axmed siilaanyo"Hadii ay Shacabkii Boobtay" oo Ku Ciyaaratay Magacii Qaranka ayna Cagajuglayn cadaajis iyo Xidhis ay kaladaasahy, Bahadii Warbaahinta,iyo Aqoonyahankii Wadanka ayna Indha Qabatay Shacabka .Miyaa ay Wax Cod ah iyo Taageero ay Ka Sugaysaa Shacabka? Jawaabtu Waa Maya,  Shacabka iyo Dadkuba Waa ay Naceen Waxaana ay Urakaan Boob Qaran magac dumis iyo Qabyaalad iskaashi in Xukuumadu Ay Ku caanbaday.Shacabka Somaliland Markaad waraysaysato Waxaa ay kuugu jawaabayaan Rajo wayn oo Horumar iyo Qaranimo in ay kasoo Muuqato Xisbiga WADDANI , kaas oo Kasbaday Niyadii iyo Quluubtii Shacab waynaha Somaliland, Daacadnimada iyo Himilooyinka Shacabku waxaan ay U muuqadaan in ay Ubadantahay Xisbiga Wadani UUnayahay iftiim Guul horumar oo ka soo muuqda Bulshada Dhexdeeda,Xisbiga WADDANI na waxaa uu yahay Dabashii Isbedelka Horumaraka Qaranka Soomaliland .

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online