Xisbiga Waddani oo Tacsi Udiraya Marwo: Nasra Ismaaciil oo Aabaheed Ismaaciil Max'ud X.Cabdi Ku Geeriyooday Dalka Maleysiya.

0
July 22, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 724
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani oo Tacsi Udiraya Marwo: Nasra Ismaaciil oo Aabaheed Ismaaciil Max'ud X.Cabdi Ku Geeriyooday Dalka Maleysiya.

    Xisbiga Waddani oo Tacsi Udiraya Marwo: Nasra Ismaaciil oo Aabaheed Ismaaciil Max'ud X.Cabdi Ku Geeriyooday Dalka Maleysiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani oo Tacsi Udiraya Marwo: Nasra Ismaaciil oo Aabaheed Ismaaciil Max'ud X.Cabdi Ku Geeriyooday Dalka Maleysiya.

Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), hoggaanka, guddida fulinta, garabbada heer qaran ee haweenka iyo dhallinyarada iyo dhammaanba taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee Waddani, waxaa ay dhambaal tacsi ah u dirayaan guud ahaanba shacabka Somaliland, gaar ahaana hoggaanka laamaha dibadda garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani Marwo: Nasra Ismaaciil Maxamuud oo aabaheed Ismaaciil Maxamuud X.Cabdi ku geeriyooday dalka Maleysiya



Guddoomiyaha oo ku hadlaaya afka xisbiga Waddani iyo taageerayaashaba, waxaa kale oo uu tacsi taas la mid ah u dirayaa ehelkii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuumku, isaga oo ku sifeeeyey in uu ahaa shakhsi Alle ka cabsi badan, jecelna horumarka iyo ilaalinta nabad-galyada Somaliland.


Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaa uu Illaahay uga baryeyaa Marxuumka in uu godka u nuuriyo, sida oo kalena uu ka waraabiyo naxariistiisii Jannatul Fardawsa, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Somaliland-na uu samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin Amiin


Innaa-Lillaahi wa innaa-Illeyhi raajicuun

Xoghayaha warfaafinta xisbiga Waddani

Muj.Boobe Yuusuf Ducaale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online