TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA SOMALILAND.‏

0
July 22, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA SOMALILAND.‏

    TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA SOMALILAND.‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADA DIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTA SOMALILAND.‏ TAAGEERO BUUXDA: SHIRKA BADBAADADADIMUQRAADIYDDA IYO SAMABIXINTASOMALILAND.
Bulshowaynta WADDANIee jecel Nabadda, Xasiloonida &Dimuqraadiyadda ,ee degganToronto iyo nawaaxigeedu, waxay si buuxda u taageerayaanshirkaBADBAADADDA DIMUQRAADIYADDA & SAMABIXNTA SOMALILAND.GuddigaFulinta, Hogaanka Haweenka ; Hogaanka Dhalinyaradda ;Xubnaha iyo dhamaantaageerayaasha WADDANI ee Toronto waxay diyaar la yaheen taageero buuxda- Maal & Maskaxba.Waxaanu uga digaynaa Maamulka muddo xileedkeesi dhamaaday inay la yimaadan carqalad ,cago-juglayn iyo afcaal waxshinimo ah oo nabad gelyadda khal-khal gelinaaya.Xoogaga mucaaridkana waxaanu ku bogaadinaynaa inay muujiyaan dulqaad, degenaansho iyo geesinimo.
WAA BILAAHI TOWFIIQ.
GUDDIGA WADDANI, TORONTO,GTA




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online