War Deg Deg ah. Ciidamada Booliska o Lawareegay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Waddani Xaalada Magaalada Hargeisa oo Maanta Kacsan iyo Ciidamo Lagu Wareejiyay Meelkasta

0
July 23, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah. Ciidamada Booliska o Lawareegay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Waddani Xaalada Magaalada Hargeisa oo Maanta Kacsan iyo Ciidamo Lagu Wareejiyay Meelkasta

    War Deg Deg ah. Ciidamada Booliska o Lawareegay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Waddani Xaalada Magaalada Hargeisa oo Maanta Kacsan iyo Ciidamo Lagu Wareejiyay Meelkasta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg ah. Ciidamada Booliska o Lawareegay Xarunta Dhexe ee Xisbiga Waddani Xaalada Magaalada Hargeisa oo Maanta Kacsan iyo Ciidamo Lagu Wareejiyay Meelkasta  Somalilandlive.com/.-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la wareegay Xaruntii dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, halkaas oo ciidan boolis ah oo aad u badan ay isku gadameen wadooyinka soo gala xafiiska iyo barxada dhexe ee xafiisku leeyahay.

sidoo kale Ciidanka boolisku waxay gebi ahaanba la wareegeen hotel Dalxiis ee ku yaala bartamaha Magaalada Hargeysa, halkaas oo huwantan Mucaaridku ugu talo galeen inay ku qabtaan shirkii ay iclaamiyeen, sidaas si la mid ahna waxay ciidanka Boolisku xidheen wadada Madaxtooyada ka soo gasha dhinaca galbeed ee u socota dhinaca bari, waxaana la soo dhoobay ciidamo badan oo ka leexinayaan baabuurta dariiqaas hal-bowlaha u ah isku-socodka gaadiidka. Ilaa hada ma cadaa sababta keentay in xaruntii Xisbiga Wadani ay la wareegaan ciidan boolisku   Waxase  ay Xukuumadu Ka Cabsi Qabtaa  In Mudahaaraadyo Culus Laga Abaabulo Xarunta Xisbiga Waddani, iyada Maanta Xaalada Magaalada Hargeisa  ay Tahay mid aad U Kacsan


Dhinca Kale Waxaa ay ciidamada boolisku ay xabsiga u taxaaben xoghaye ku xigeenka warfaaafinta ee xisbiga mucaaridka ah wadani Cabdirashiid Maxamed Aadan (Jeeni) Oo Ku Suganaa Xarunta Xisbiga Wadani Ee Ay Ciidamadu La Wareegen .

isha  Kuhay Somalilandlive.com Wixii  kasoo Kordha

-


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online