War Deg Deg ah:- Maxkamadda Sare oo Ogolaatay In Xisbiyada Mucaaradku Ay Shirar Ku Qabsan Karaan Huteelada Dalka iyo Wasiir Waran Cadde oo Soo Dhaweeyey Go'aankaas.

0
July 23, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah:- Maxkamadda Sare oo Ogolaatay In Xisbiyada Mucaaradku Ay Shirar Ku Qabsan Karaan Huteelada Dalka iyo Wasiir Waran Cadde oo Soo Dhaweeyey Go'aankaas.

    War Deg Deg ah:- Maxkamadda Sare oo Ogolaatay In Xisbiyada Mucaaradku Ay Shirar Ku Qabsan Karaan Huteelada Dalka iyo Wasiir Waran Cadde oo Soo Dhaweeyey Go'aankaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg ah:- Maxkamadda Sare oo Ogolaatay In Xisbiyada Mucaaradku Ay Shirar Ku Qabsan Karaan Huteelada Dalka iyo Wasiir Waran Cadde oo Soo Dhaweeyey Go'aankaas. Hargeysa( Somalilandlive) :-Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay xukuumaddu xisbiyada mucaaradka ah ay kaga horjoogsatay in ay shirk u qabsan karaan huteelada dalka, waxaana ku dhawaaqday in xisbiyada mucaaradku ay xor u yihiin in ay shirar ku qabsadaan huteelada.
Kulan hada ka dhacay xarunta Maxkamadda sare oo ay goob joog ka ahaayeen hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka iyo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, ayaa guddoomiyaha Maxkamadda sare halkaas kaga dhawaaqay in xisbiyada mucaaradku ay shirar hoteelada ku qabsan karaan hoteelada dalka.

Waxaana wararka halkaas naga soo gaadhaya, ay sheegayaan in wasiirka arrimaha gudaha Md.Cali Maxamed Waran Cadde oo halkaas ka hadlay uu xisbiyada mucaaradka ah ku wargeliyey in ay shirar ku qabsan karaan huteelada dalka. Isla mar ahaantaana ay qaadanayaan go’aanka ka soo baxay Maxkamadda sare.
Dhanka kale hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka ah, ayaa iyaguna soo dhaweeyey tallaabadan, waxaana ay ku tilmaameen mid geesinimo leh oo uu si cadaalad ah u xukumay guddoomiyaha Maxkamadda sare Pro.Aadan Xaaji Cali

Somalilandlive.com/ Office Hargeisa
Webmaster@somalilandlive.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online