Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo Macaganga & Maanlawayaasha Madaxtooyada Fadhiya Meesha Halaga Saaro, Mashxarad & Farxad Madasha Shir- ka Halgu Soo Meero.

0
July 23, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo Macaganga & Maanlawayaasha Madaxtooyada Fadhiya Meesha Halaga Saaro, Mashxarad & Farxad Madasha Shir- ka Halgu Soo Meero.

    Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo Macaganga & Maanlawayaasha Madaxtooyada Fadhiya Meesha Halaga Saaro, Mashxarad & Farxad Madasha Shir- ka Halgu Soo Meero.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo Macaganga & Maanlawayaasha Madaxtooyada Fadhiya Meesha Halaga Saaro, Mashxarad & Farxad Madasha Shir- ka Halgu Soo Meero. Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo
Macaganga & Maanlawayaasha Madaxtooyada Fadhiya
Meesha Halaga Saaro, Mashxarad & Farxad Madasha Shir-
ka Halgu Soo Meero.
Horta Siilaanyo Waa Macangag ee Meesha Yuu Sii Fadhiyin.
Waa Maanlaawee Kibir & Kelitalisnimo, Taladiisii Noqotay.
Waa Maqaar-Saarka Sida Maraanka, Meelahaasi La Mariyo.
Waa Macruuf -Qalam uu Dhuxul Madasha Jiid-Jiido.
Waa Maqaar Madaxtooyada Jiifa oo Lagu Xanaaneeyo.
Inta uu Shicibka uu Wareerin Lahaa, Meesha Halaga Saaro.
Waa Macangag, Talo & Tusaalaba Diid Halaga Tuuro Meesha.
Shirka Talada Qaran, Halaysu Wada Taago, Keli Taliyahana Halaga Tuuro.
Islaanta Iyadu Wadankii Kala Wada Tuurtay & Moorgankeedaba Meesha Halaga Tuuro.
Islaanta & Xirsina Xaafadaha Hala Jiido, oo Xumaantii ay Galeen Halagu Xaq iiyo.
Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo, oo Macangaga & Maanlawayaasha
Meesha Halaga Saaro, oo Mashxarad & Farxad madasha Shirka Halagu Soo Meero.
Kuwa Hanjabaaya & Ciidanbaanu Adeegsan, Bilee aad Catoowdaan, oo Cidhiidhiba Gashaan.
Taliya booliiska ee Ku Cataabay Cududbaan Hayaa, Bileed Carar Miciinsataa oo Cadaabantaa.
Kuwa Amniga Diidanee Colaad Kabahoow Gashanee, Inaad Carar Miciinsataan Way Idiin Caday.
Shirka Mucaaridku Ku Baaqeen, Haloo Wada Midoobo, Macangaga & Maanlawayaasha Madax-
tooyada Fadhiya Meesha Halaga Saaro, Mashxarad & Farxad Madasha Shirka Halagu Soo Meero.
Shirka Talo Qaran, Guul Umaduna Hala Wada Garab Joogsado, oo Siilaanyo oo Hore & Deba Diida
oo aan Talin, oo aan Hadli Karin, oo aan Jawaabi Karin, Kuwa Talada Maroorsaday Islaanta, Xirsi
Moorgan, Samsam, Max,uud Xaashi & Warancade, Halaga Tuuro, oo Toobiyaha Ha Qaadaan.
Guul Shirka Talo qaran, Waa Badbaadada Somaliland, ee Hororka & Waraabaha Wadanka Halaga
Saaro.
Shirku Guul & Gobanimo.
Anigaa Ka Masuula


Bye Caasha Jaamac


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online