Madaxweyne Siilaanyo Xil Gudasho La,aan & Dastuur Jebin Halagu Qaado, Wadankii oo Aanu Warba Ka Hayn, oo aanu Hadal & Hugun Midna Lahayn, oo La Baafinayo

0
July 23, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 631
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Xil Gudasho La,aan & Dastuur Jebin Halagu Qaado, Wadankii oo Aanu Warba Ka Hayn, oo aanu Hadal & Hugun Midna Lahayn, oo La Baafinayo

    Madaxweyne Siilaanyo Xil Gudasho La,aan & Dastuur Jebin Halagu Qaado, Wadankii oo Aanu Warba Ka Hayn, oo aanu Hadal & Hugun Midna Lahayn, oo La Baafinayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo Xil Gudasho La,aan & Dastuur Jebin Halagu Qaado, Wadankii oo Aanu Warba Ka Hayn, oo aanu Hadal & Hugun Midna Lahayn, oo La Baafinayo Madaxweyne Siilaanyo Xil Gudasho La,aan & Dastuur Jebin
Halagu Qaado, Wadankii oo Aanu Warba Ka Hayn, oo aanu
Hadal & Hugun Midna Lahayn, oo La Baafinayo.
Madaxweyne Maqane ah oo Hadana Jooga Sidee ayuu Wadanka Cakiran, ee Dimuquraadi-
yadii & Dastuurkii & Doorashadiiba Dhulka La Geliyey, ee Fedraal uu Saxeexay Wasiirkiisii
Arimaha Dibadu, ee Wasiirkiisa Madxtooyadu Cadeeyey inay Xukuumadu Saxeexday ee Had-
ana aan Dacwad & Khiyaamo qaran Cidina Ku Qaadin Siilaanyo.
Ta Kale, Madaxweyne Hurda oo Xukunkiisii Islaantiisa & Xirsi & Moorgan & Inta Ku Xeerani
La Wareegeen, oo Boql Amar oo Iska Wada Hor Imanaya Ka Soo Baxayaan, oo Heshiiskii ay
Saxeexeen Yidhi waxba ama Jiraan, Hadana Ku Andacoonaya Heshiiskiisii Waa Halkii oo Maanu
a Bixin, Hadana Waxay Fulinayaan & Waxay Garoowsanayaan Jirin.
Sidaas Darteed, Kuwa Ku andacoonaya Madaxweynaha ayaa Shir qaran qaban Kara, halkuu Joogaa
yuu la Hadlaa, Yuu wax U Sheegaa, Mee Sow maqane ooga ah oo Magaciisa Lagu shaqaysto ee Xiit-
aa Marka La Arkana Dhuxul & Cukuse Jiijiidaan, ee Fadhiiso, ee Soco, ee ha Hadlin Subxaanalaa.
Hadaba, Kuwa Xukuumada & Kulmiye sku sheegaya ee Tv,yada Kaga Andacooda Madaxweynaha
ayaa Shir Qaran Qaban Kara, May Tv,ga Keenaan Ha Doodo, oo Hadlo, oo Ha yidhaahdo aniga ayaa
Wadanka Taladiisa Haya Waxaas ayaan Doorashada u qaban La,hay, waxaas ayaan ogashii aan Fid-
iyey Heshiiskii Ka Soo Baxay ee Saylici saxeexay u Fulin La, ahay.
Waar Ilaahay Ka Baqa, Kuwa Xukuumada & Kulmiye Isku sheegaya, Madaxweyne Bari Hore Caqligii
& Maskaxdii Fadhiisatay, oo La Warwareegtaan, oo Sidii Macruuf Qalamka aad Warbaahinta oo Aduunka
Laga Daawanayo, aad Ku Bahdishaan Magaciisii & Kii S/Land Madaxweyne La leeyahay Wadanka ayuu u
taliya, Hadana Sida Dhalaanka Xagan u Baydh, Marna warqado uu Ku Mergado aad Jeebada ugu Soo
Gurtaan.
Sidaas Darteed, Siilaanyo & xukuumadiisa Hadii sharci Jiro, oo dastuur jiro, oo cabsi Ilaahay & xaqdaro
Laga baqayo, xil Gudasho La,aan ayaa Lagu qaadi Lahaa oo Laga xayuubin Lahaa Talada Siilaanyo.
Laakiin, kelitalisnimo & I Amaana & qori caraadi & cabudhin, & Tiktaytar & Sidaan Doono Shicibkoow
duli & Darxumo Ha qaadanina, ee Iska Rida siilaanyo oo macangag ah & xukuumadiisa Wada Diktaytarka.
Wabilaahi Tawfiiq


 By Caasha Jaamac


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online