Hambaalayo Meher " Boqor Maxamed aadan Cilmi Iyo Boqorad Manira aadan Cabdi‏

0
July 24, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 614
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambaalayo Meher " Boqor Maxamed aadan Cilmi Iyo Boqorad Manira aadan Cabdi‏

    Hambaalayo Meher " Boqor Maxamed aadan Cilmi Iyo Boqorad Manira aadan Cabdi‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambaalayo Meher " Boqor Maxamed aadan Cilmi Iyo Boqorad Manira aadan Cabdi‏ Baraka Alaahu lakuma Wabaraka Calykuma Wajamaca Baynakum Fii Khayr


Anaago ah Dhamaan Reer Kidar Cune iyo Caruurta ay Dhaleen iyo Dhaman Ilma Cilmi Dudde iyo Cruurta ay Dhaleen waxa


Waxa aanu Halkan Hambalayo Meher uga Diirayna Meherka (Boqor Maxamed aadan Cilmi iyo Boqoarad Munira aadan Cabdi ) oo Meherkoodu ka Dhacay Dalka Sacuudi Careebiya Gaar ahaan Magaalada Riyad ee Xarunta Boqortooyada Sacuudiga .Waxa aanu Alle Uga Barayayina in Alle ka Dhiigo Reerkii Lagu Nasto ee Lagu Nagaado Ubad Kheyr Qabana Kala Hella Gurigodana uu Noqodo Guri Bash-bash iyo Barwaaqo ku Waara Insha Allaah



Waa Bilaahi Towfiq,,,,,,,,,,,,,,,Waa Bilaahi Towfiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online