Somaliland: Khataraha ka DhalaDheeli-tir La'aanta Macdanaha Ku Jira Biyaha Caagadaha

0
July 24, 2015 in Articles by Staff SLL Media
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland: Khataraha ka DhalaDheeli-tir La'aanta Macdanaha Ku Jira Biyaha Caagadaha

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Somaliland: Khataraha ka DhalaDheeli-tir La’aanta Macdanaha Ku Jira Biyaha Caagadaha 

 

 "Qormo iftiiminaysa shuruudaha caalamiga ah ee looga baahan yahay biyaha la warshadeeyo ee caagadaha iyo wax-yaabaha ka dhiman biyaha laga soo saaro Somaliland”- Maxamed Faarax Qoti 

 

Biyuhu waxay sare u qaadaan boqolkiiba 78 maskaxdeena, halka laba dalool oo saddexna ay kor u qaadaan miisaanka jidhka aadamaha, maaha wax la fududeysan karo shaqada biyuhu qabtaan, waayo, Biyuhu waa gaadhiga xaamuulka ee qaada macdamaha, sidda, Tamarta "carbohydrates” nafaqada " proteins”  iyo Fiitamiinadaoo ah macdano Alle ugu talo-galay jidhkeena, kuwaasoo illaaliya xubnaha jidhka noolaanshahooda, wuxuu sii qaadaa walxa khashinka isagoo ka saaraa jidhka, waxa kale oo uu caawiyaa barkinka xubnaha kalagoosyada iyo ka-hortaga dheecaanada candhuufta 

 

Inkastoo lagu qiyaaso dumarka biyaha jidhkooda ku jira boqolkiiba 55, biyaha



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>