Hogaanka Sarre Ee xisbiga wadani Laanta Germnay oo Airport ka Frankfurt ku soo dhaweeyay Xooghyaha Arrimaha Dibedda xisbiga waddani Mudane Dr Mahmed Fadal

3
July 25, 2015 in Wararka by Staff SLL Media
  • Visits: 883
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaanka Sarre Ee xisbiga wadani Laanta Germnay oo Airport ka Frankfurt ku soo dhaweeyay Xooghyaha Arrimaha Dibedda xisbiga waddani Mudane Dr Mahmed Fadal

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.


Hogaanka sarre xisbiga waddani Ee Laanta Dalka Germany Oo Airport ka Wadanka Germany Ku soo dhaweeyay Xoghyaha Arrimaha Dibbeda Ee Xisbiga Waddani Dr Fadal isagoo baryahanba ku sugnaa Berlin oo uu kaga qayb galayay Shir caalami ah oo ka dhacay caasimada wadanka Germany kaasa ku saabsanaa siyaasadda Arrimaha Dibbeda , Mr fadal Ayaa Caawa waxaa ku so dhaweeyay gagida diyaaradaha Caalimiga ah  Ee Frankfurt Iyadoo la filayo inuu kulamo mahiim ah la yeesho dhamaan Hogaanka sarre ee xisbiga waddani iyo Hogaanka laamaha gobolada Germany Ee xisbiga waddani shirkaasi oo maalinta Axada ka dhaci doona magalada Frankfurt Goordhaw la soco Sawiro Iyo Warbixino

















Somalilandlive.com
Frankfurt Germany

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online