War Deg Deg Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Goordhaw Ka Furmaya Hotel.... Iyo Xeerbeegtida Lagu Soo Casuumay

0
July 25, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 1047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Goordhaw Ka Furmaya Hotel.... Iyo Xeerbeegtida Lagu Soo Casuumay

    War Deg Deg Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Goordhaw Ka Furmaya Hotel.... Iyo Xeerbeegtida Lagu Soo Casuumay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland Oo Goordhaw Ka Furmaya Hotel.... Iyo Xeerbeegtida Lagu Soo Casuumay



Hargeysa (SLL)-Iyadoo maalintii khamiistii ay Maxakamada Dustooriga ah ee Jamhuuriyada Somaliland shaaca ka qaaday inay axsaabta mucaaradka ahi shirar qabsan karayaan, isla markaan ay ku amartay wasaarada arimaha guddaha iyo taliska ciidanka booliska inay ku ixtiramaan awooda uu distuurku u siiyey inay shirar qabsadaan xisbiyada mucaaradka ahi, ayaa subaxan saaka waxa magaalada Hargeysa ka furmaya shir aan hore noociisa loo arag oo ay si wada jir ah u qabanayaan labada xisbi mucaarad ee Somaliland, waxaan ka soo qayb-gelaya shirkan masuuliyiinta labada xisbi Mucaarad iyo odayaasha madasha iyo weliba marti sharaf kale oo lagu soo casuumay

 

Shirkan ayaa ka furmaya Hotel dalxiiska magaalada Hargeysa, iyadoo ay hadda ku soo qul-qulayaan ergooyinka ka soo qayb-gelayey shirkaasi

 

Kala soco faahfaahinta shirka iyo had-ba wixii ka soo kordha Somalilandlive.com oo isha ku hay mar-walba .

 

Somalilandlive.com

Hotel DALXIIS



 

 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online