Halkan Ka Daawo Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cisbmaan Fadal oo Lagu Soodhaweeyay Magaalada Frankfurt

0
July 25, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cisbmaan Fadal oo Lagu Soodhaweeyay Magaalada Frankfurt

    Halkan Ka Daawo Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cisbmaan Fadal oo Lagu Soodhaweeyay Magaalada Frankfurt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cisbmaan Fadal oo Lagu Soodhaweeyay Magaalada Frankfurt

Somalilandlive.com/ Xoghayaha Arimaha Debeda ee Xisbiga Waddani  ee Dr Maxamed Cisbmaan Fadal  ayaa Lagu Soo Dhaweeyay   Madaraaka   Caalamiga ah ee Frankfurt International Airport AG-   Dr Fadal  oo Mudooyinkii Danbe Safaro Kumarayay Wadamo Dibada ah  Isaga  oo u Kuurgalayay Xaadalada  Laamaha  Debeda ee Xisbiga Waddani Waxana uu Soomaray Wadamo Kuyaala Waqooyiga Ameerika, Turkay  Isaga  oo Sidoo kale Shir Heer Caalamiya Kaga Qayb Galay Magaalada Berlin ee Dalka Jarmalka.



   Xogahaya Arimaha Debeda ee Xisbiga Wadani Dr Maxamed Cismaan  Fadal  oo  Hoogaanka   Sare  ee Lamaha Xisbiga Waddani Xalay Fiidkii Kusoo Dhaweeyeen Madaarka  Frankfurt ayaa Warbixin   kooban oo uu Madaarka Kusiiyay   Shabakada Caalamiga ah ee Somalilandlive.com,   iyo TV-ga StartTv  ayaa waxa  uu Sheegay in uu Safarkiisa Frankfurt  uu Kuyimi uu Daaranyay Xalinta Khilafaal Kadhashay  Gudoomiyihii Hore  ee Laamaha Xisbiga Waddani ee Dalka Jarmalka  Xuseen Abiib  oo Dhawaan Xilka Laga Qaaday,  waxa Sidoo kale oo Dr Fadal Kahadlay Xaalda  Siyaadeed Somaliland Hada Kataagan iyo Shirka Qaran ee ay Asxaabta Mucaaridku kubaaqeen, waxana  u Yidhi isaga oo arintas  kahadlaya, Dalkeeni somaliland ee aynu  jecelnay waxa kataagan duuruufo  adag oo ay gacanteeda a kukeentay xukuumada somaliland  ee hada  taladahaysaa kadib markii ay Wakhtiggii dastuuriga ahaa  ee ladoortay uu dhamaaday oo  ay hada kujoogto wakhti Amaah ah oo lookordhiyay arintaasi markay  dhacaday ee xukuumadu wax  xal ah dhankeeda laga waayay  waxa ay asxaabta Mucaaridka  ah oo ka kooban Xisbiga wadani   Xisbiga UCID  iyo Madasha wadatashiga oo labaxay isbahaysiga  Mucaaridka ay  kubaaqeen Shir Qaran Waxa ay Xukuumadu kagajawaabtay waad Maqasheen Qaska  Cagajuglaynta  iyo Xadhiga  ay  kuhayso Madaxda Xisbiyada  iyo Saxaafada,,

Dhanka  kalana Gudoomiyaha Cusub ee laamaha Xisbiga Wadani ee Dalka Jarmalka Mujaahid Xasan Faaraxa Xirsi Xasan Mataan  iyo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Marwo  Maryan Axmed Cali, Afhayeenka Guud ee laamaha Xisbiga Waddani ee Dalka Jarmalka   Maxamed Ibraahin Tacase, iyo Gudoomiyaha Laanta Gobolka Hessen  khaalid Cabdi Yusuf ayaa Dhamaantood  hadal Mahadnaqa iyo Sodhwayn ah  Kajeediyay gobtii kusoo dhhawaynayeen Xogahaye Dr Maxamed Cismaan Fadal, Waxana Maalinta  Beriya uu kulamo Laqaadanaya  Hogamiyaasha  Laamaha     Xisbiga Wadani Kuleeyay Gobolada Dalka Jarmalka.










Dhawaan Daawo Video


Somalilandlive Media

Eid Aden Haji Abdi
Frankfurt Germany

Webmaster@somalilandlive.com
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online