Iscasilada Kooxda Madaxtooyada U Carartay By Mukhtar Cilmi

0
July 26, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iscasilada Kooxda Madaxtooyada U Carartay By Mukhtar Cilmi

    Iscasilada Kooxda Madaxtooyadda U Carartay By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iscasilada Kooxda Madaxtooyadda U Carartay By Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

 

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com

 

iscasilada xubnaha ka tirsana xisbiga WADDANI waa mid aan xisbiga wax ku yeelayn waayo waa xisbi saaxada ku haysta taageero balaadhan, dadka iska casilay xubinimadoodi waxay ahayen dad aan xisbia wax ku soo kordhin iskoodana ay ku soo galayn xisbiga.waxay ahayen koox ka waday xisbiga gudahiisa qalalaasay iyo kooxaysi, marke la gartay oo ay fashilmayn loona bixiyay ( boka xaraam )!!ayay is casilayn mid mid!!.meel ay tagaana wax ay ku soo kordhinayaan aya iska yar waayo waa dad tamartooda ay yar tahay , higsigoodana waa hungori gaadhi la siiyo!!.xisbiga KULMIYE na naf uma hayo waayo meel haawaaysa ayay oo wada cararay waana la isticmaali doona !!.WADDANI waa dabayl cidna joojin karayn, boka xaraamna waa laga raysan doona!!.intaas gaaban aya ku filan xagayga xubnahan mashaakilkooda ay ka wadayn bahweynta WADDANI dhexdiisa .

 

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online