Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbiga waddani North America Marwo sahuur Iyo Gudoomiyaha laabta Xisbiga Waddani Ee Dalka Iskugu Taga Emiratka Carabta Mudane Maxamuud Saraaxi oo daah furay Wargayska Wadaag Ee uu dhawaan soo saaray Xisbiga waddani

0
July 27, 2015 in Wararka by Staff SLL Media
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbiga waddani North America Marwo sahuur Iyo Gudoomiyaha laabta Xisbiga Waddani Ee Dalka Iskugu Taga Emiratka Carabta Mudane Maxamuud Saraaxi oo daah furay Wargayska Wadaag Ee uu dhawaan soo saaray Xisbiga waddani

    Halkan ka daawo sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan ka daawo sawiro


Gudoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga Waddani Ee North America Marwo sahuur Hassan Abiib oo socdaal shaqo ku joogta wadanka isku taga Emirat ka carabta ayaa daah furtay bandhiga Wargayska "wadaag" Ee xisbiga Waddani dhawaan Saaray  iyadoo la kaashatay Gudoomiyaha xisbiga waddani Ee Isu taga Emiratka carabta Mudane Maxamuud Saraaxi,  Wargayska wadaag oo dhawaan uu soo saaray xisbiga waddani ayaa noqon doonta wargays bile ah oo bishiiba hal Mar soo baxa kaasi oo dhawaan ka soo baxay casimada somaliland Ee hargeisa xisbiga waddani ayaa noqonaya xisbigii Ugu horeeyay Asxaabta Siyaasada somaliland Ee soo saara Wargays kaasi oo bishii Hal Mar soo baxi doona













Somalilandlive.com 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online