Ciidamo katirsan Yahuuda oo maalintii shalay ahayd gudaha u galay Masaajidka Al-Aqsaa ee kuyaala Magaalada Qudus Iyo Rabshado ka dhacay

0
July 27, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo katirsan Yahuuda oo maalintii shalay ahayd gudaha u galay Masaajidka Al-Aqsaa ee kuyaala Magaalada Qudus Iyo Rabshado ka dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

   Ciidamo katirsan Yahuuda Israa'iil ayaa maalinimadii shalay waxa ay gudaha u galeen qeybo kamid ah dhismaha Masjidka weyn ee Al-Aqsaa ee kuyaala Magaalada Qudus ee dhulka Reer Falastiin.

Dhalinyaro Falatiiniyiin careesan iyo Ciidamada Yahuuda ayaa rabshado waxa uu ku dhax maray afaafka hore ee Masaajidka, dhalinyaradan ayaana dhagxaan ku tuurayay Ciidamada Yahuuda ah ee damacsanaa in ay galaan qeybo kamid ah dhismaha Masaajidka.


Ciidamada Yahuuda ayaa gudaha u glaay dhismaha Masaajidka Al-Aqsaa, waxa ayna jirdil iyo dhibaateyn kale u geesteen dhalinyaradii reer Falastiin ee kasoo horjeeday in Ciidamada Yahuuda ay galaan masjidkaasi.

Rabshadaha ayaa yimid kadib markii dadka Reer Falastiin ay kasoo horjeesteen in dad yahuud ah ay soo galaan qeybo kamid ah Dhismaha Masaajidka, waxaana halkaasi xus diimeed ku qabsanayay dad Yahuud ah kuwaa oo buurta kuyaala Masjidka doonayay in ay ku cibaadeestaan.















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online