Goolhayihii Arsenal Oo Ka Dagay Rome Si Uu Dhameysytiro Heshiiskiisa Amaahda Ah Ee Uu Ugu Biirayo Rome

0
July 27, 2015 in Articles by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goolhayihii Arsenal Oo Ka Dagay Rome Si Uu Dhameysytiro Heshiiskiisa Amaahda Ah Ee Uu Ugu Biirayo Rome

    Goolhayihii Arsenal Oo Ka Dagay Rome Si Uu Dhameysytiro Heshiiskiisa Amaahda Ah Ee Uu Ugu Biirayo Rome

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goolhayihii Arsenal Oo Ka Dagay Rome Si Uu Dhameysytiro Heshiiskiisa Amaahda Ah Ee Uu Ugu Biirayo Rome


Inline image 1

Goolhayaha kooxda Arsenal ee Wojciech Szczesny aya ka dagay caasiamda dalka talyaaniga ee Rome si uu dhameystiro heshiis amaah hal xili ciyaareed ah oo uu ugu biirayo kooxda Giallorossi ee ka dhisan garoonka Olympico Stadium ee duleydka Rome ee gobolka Lazio.


Inline image 2

Qabtaha heerka caalami ee xulka Poland ayaa ka soo dagay garoonka caalamiga ah ee Leonardo da Vinci International Airport maanta oo sabti ah kadib markii uu xalay xaqjiiyay inuu ku sii jeeda caasimada Rome oo uu amaah ha xili ciyaareed ah ku soo qaadan doono.

 

Wojciech Szczesny ayaa waxaa Leonardo da Vinci ku salaamay boqolaal taagerayaal Rome ah waxana sidoo kale ku soo xoomay weeriyeyaal haba u badnaadeen kuwa ciyaaraha ka faalooda kuwaaso doonayay iney wax ka weydiyaan wajiga cusub ee waayihiisa ciyaareed kadib markii uu joogay kooxda Gunners ilaa sanadii 2006 inkastoo uu kooxda koowaa ka tirsanaa ilaa sanadii 2009.

Isagoo horeba dhib ugu qabay goolhayaha reer Colombia ee David Ospina ayaa waxaa Wojciech Szczesny xaalka ku sii xumeeyay imaatinka xidiga heerka caalami ee xulka Czech ee hore qabtaha ugu ahaa kooxda Chelsea oo London dhexdeeda isku dhaafay kadib markii kooxda macalin Wenger ay kula wareegtay 10 milyan oo pound xili hore oo xagaagan ah. 

Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online