Kabtankii Hore Ee Man United Gary Neville Ayaa Kooxdiisi Hore Ee Man United Uga Digay Iska Iibinta Angel Di Maria Iyagoo Aanan Soo Helin Badalki

0
July 27, 2015 in Articles by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kabtankii Hore Ee Man United Gary Neville Ayaa Kooxdiisi Hore Ee Man United Uga Digay Iska Iibinta Angel Di Maria Iyagoo Aanan Soo Helin Badalki

    Kabtankii Hore Ee Man United Gary Neville Ayaa Kooxdiisi Hore Ee Man United Uga Digay Iska Iibinta Angel Di Maria Iyagoo Aanan Soo Helin Badalki

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtankii Hore Ee Man United Gary Neville Ayaa Kooxdiisi Hore Ee Man United Uga Digay Iska Iibinta Angel Di Maria Iyagoo Aanan Soo Helin Badalki


Inline image 1


Kabtankii hore ee Man United Gary Neville ayaa taageeray qorsha suuqa ee kooxdiisi hore laakin wuxuu ka digay iibinta Angel Di Maria iyadoo wali aanan la helin ciyaariyahan badal u noqon kara xidiga reer Argentina.

Di Maria ayaa lagu wadaa in 48 saacadood ee aanu ku jirno gudaheed uu tijaabada caafimaadka u ugu maro PSG magaalada New York ee dalka mareykanka ka hor inta uusan lacag £46 milyan pp pound ah uusan ugu dhaqaaqin kooxda ka dhisancaasiamda France ee Paris St-Germain.

Garabkaan ayaa ku guuldareysto inuu soo minguuriyo qaab ciyaareedkii layaabka lahaa ee uu ku soo bandhigay Real Madrid ka hor inta uusan lacag rikoor aheyd uusan ugu soo biirn kooxda United waxaana durbaba la filayaa inuu isaga tago Old Trafford.

Kadib markii ay soo baxday in Di Maria uu alaabtiisa u raranyo Paris ayuu halyeeygi hore ee United Garu Neville ayuu kooxdiisi hore u sheegay iney halis galinayaan iska iibinta Di Maria hadii badalkiisa aysan helin.

Wuxuu bartiisa Twitter ka ku soo qoray "United waxay sameysay ganacsi fiican xagaagan saxiixyo qiimo leh, waa inaa ka digtoonaadaan u ogolaanshaha ADM (Angel Di Maria) inuu baxo iyadoo aan badalkisa la helin).

Diyaariye: Cabdirisaaq Axmed Cabdi DALMAR
Somalilandlive.com
Hargeisa Head Office 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>