Xog-Hayaha Arrimaha Dibeda Ee Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid"Aniga Way Ii Yimmaadeen Xil Iyo Xoolaba Qaado Ayey Igu Yidhaah-deen Lakiin Weligey Inaan Du'daada Kulmiye Fadhiisto Lagama Yaabo"

0
July 27, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog-Hayaha Arrimaha Dibeda Ee Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid"Aniga Way Ii Yimmaadeen Xil Iyo Xoolaba Qaado Ayey Igu Yidhaah-deen Lakiin Weligey Inaan Du'daada Kulmiye Fadhiisto Lagama Yaabo"

    Xog-Hayaha Arrimaha Dibeda Ee Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid"Aniga Way Ii Yimmaadeen Xil Iyo Xoolaba Qaado Ayey Igu Yidhaah-deen Lakiin Weligey Inaan Du'daada Kulmiye Fadhiisto Lagama Yaabo"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xog-Hayaha Arrimaha Dibeda Ee Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid"Aniga Way Ii Yimmaadeen Xil Iyo Xoolaba Qaado Ayey Igu Yidhaah-deen Lakiin Weligey Inaan Du'daada Kulmiye Fadhiisto Lagama Yaabo"

Hargeysa(SLL)- xog-hayaha arrimaha dibeda ee xisbiga Mucaaridka ah ee wadani Marwo Faadumo siciid Ibraahim ayaa wax laga xummaada ku tilmaantay warar been abuur ah, oo ilaa Habeenkii xalay ay qoraayeen qaar ka mid ah, warbaahinta Dawladda. kuwaas oo sheegayey inay is-ka casishay xilkii iyo xubin-nimadii xisbiga waddani. Faadumo siciid ayaa sheegtay in aanay mar-naba suuro gal ahayn in ay ka mid noqoto Nidaamka Kulmiye oo ah mid fashil-may, waxa kale, oo ay Marwo Faadumo Siciid tilmaantay inay xubno ka mid ah Haweenka Kulmiye ee fadhiya Kijada Madax-tooyada ay uu yimmaadeen uguna Baaqeen inay iska casisho Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani iyagoo uu Ballaan qaaday inay siin doonaan xil iyo qoolaba.

Marwo Faadumo siciid oo Khadka Telefoonka ugu warantay weriye Cabdi casiis Bashiir Nuur, oo ka Tirsan Bahda shabakadda warar ee Xogreebnews.com waxa ay aad uga xummaatay aqoon-darada warbaahinta dawladda ee uu ka mid yahay wargeyska Dawakh kaas oo si bilaa indho ah uu difaacaya Xukuumada isagoo Been abuur weyn oo cadaan ah ka sameeyey. Faadumo siciid oo arrimahan ka hadleysaa waxa ay tidhii, "hortaa mid ayaan ku sheegayaa weligay lagama yaabo in aan fadhiisto du’deeda Kulmiye oo aan kijinka galo....aniga way ii yimmaadeen xil iyo xoolaba qaado ayey igu yidhaah-deenlakiin weligey inaan du’daada kulmiye fadhiisto lagama yaabo”. 

Waxa kale, oo ay Faadumo siciid intaa Raacisay, in ay ka mid tahay Xisbiga Wadani oo anay imika oolin sabab ay uga Baxdaa”aniguu ma-ihii qof kolba dhinac uu caraara balse waxan ahay qof Mabda leh waanan ka mid ahay Xsibiga wadani oo ah xisbi Guushu uu Muuqataa, lagama yaabo Xukuumadan wakhtigeedi dhamaaday inay karkaarka ii weydaariso. Waayo waa Xukuumadii cadaalad darrada iyo cago-juleynta ugu badan igu haysay, waxaan rajeynayaa inay mar uun Doorasho dalkeena ka dhacdo”. 

Hadalkan ka soo yeedhay Faadumo siciid ayaa kusoo beeg-maaya waqtii dhowaan ay Xubno iska casileen Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani kaas oo ay Xukuumaddi dagaal Cir iyo dhul ah ku qaadeyso sidii ay dhaawac uu gaadhsiin lahayd balse Faadumo siciid ayaa ka mid noqday dadka sida weyn ugu hiiliyey Xsibigaas iyo jiritaankiisa, waxanay Ganafka ku dhufatay dalab uga yimmi Madaxtooyadda oo ahaa inay qaadato xil iyo Xoolo-ba. 

Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online