Af hayeenka Xisbiga WADDANI Germany oo ka war bixiyay Doorashada Gudmiyaha Cusub Iyo Sidii Ay u qabsoontay

0
July 28, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Af hayeenka Xisbiga WADDANI Germany oo ka war bixiyay Doorashada Gudmiyaha Cusub Iyo Sidii Ay u qabsoontay

    Af hayeenka Xisbiga WADDANI Germany oo ka war bixiyay Doorashada Gudmiyaha Cusub Iyo Sidii Ay u qabsoontay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Af hayeenka Xisbiga WADDANI Germany oo ka war bixiyay Doorashada Gudmiyaha Cusub Iyo Sidii Ay u qabsoontay Af hayeenka Xisbiga WADDANI Germany oo ka war bixiyay Doorashada Gudmiyaha Cusub
Iyo Sidii Ay u qabsoontay

Taariikhdu waxay ahayd 26/07/2015 ayaantuna maalin axada halka ay goobtuna ahayd Frankfurt
Waxa fadhi aan caadi ahayn isugu yimi dhamaan masuuliyiinta xisbiga WADDANI ee Gobolada dalka
Oo ay weheliyaan Xubnaha golaha dhexe ee xisbiga heer guud
Waxa goob joog ahaa iyaguna dhamaan gudidii fulinta ee xisbiga WADDANI
Xubnaha gudida fulinta ee goobta ka sooXaadiray waxuu kooram koodu ahaa 20 xubnood


Waxa is na goob joog ka ahaa xog hayaha arimaha dibada xisbiga WADDANI ee heer Qaran
Dr Maxamed Cismaan Fadal oo ka socday xarunta dhexe ee xisbiga isla markaana safar dheer
Usoo galay xal u samaynta khilaaf kan ka dhashay doorashadii hore u dhacday ee xilka lagaga
Qaaday Gudomiyahii hore Ee xuseen abiib isla markaana lagu doortay Gudida cusub ee imika
Shaqaysa wada

Xog hayuhu waxuu joogsaday meel dhexe waxuuna isku dayay inuu soo goob fadhiisiyo gudoomiyahii
hore ee xilka laga qaaday si uu isaga oo goob joog ah mar labaad loogu codeeyo isla markaan uu indhahiisa
ku arko inuu taageero ka haysto gudida gobolada iyo fulinta oo isku duuban
Gudoomiyiihi hore waxuu ka biyo diiday inoo goobta doorashada soo galo isagoo si cad u sheegay
Inaanu cod ka haysan gudoomiyayaasha laamaha gudida golaha dhexe iyo waliba gudiga fulinta ee sare

Xog haye Dr Fadal waxuu goobtii ka cadeeyay inay xaq u leedadahay laan kastaa inay iyadu is doorato
Laakiin ay muhiim tahay in goob joog laga noqdo siday isu dooranayaan iyo cida wax dooranaysaa
inay tahay gudigii sax da ahaa ee ka dhisnaa gobolada dalka iyo gudigii guud ba
Waxuu ka dalbaday gudidii fulinta inay si xor ah oo xalaal ah hortiisa isugu doortaan isla markaa na
Uu sidaa ku ansaxiyo hadii ay cod hal dheeri ah ugu codeeyaan Gudomiyaha
Sidaas waxa ku bilaab may doorashadii waxa goobta fadhiyay 20 xubnood waxa loo gacan taagay
Ansaxinta gudoomiyaha waxa cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay 17 xubnood halka 2 xubnood
ka aamuseen Gudoomiyuhuna muu codayn

halkaas waxa la gu ansaxiyay Gudoomiyaha cusub Mujahid xasan xirsi faarax XASAN MATAAN

WA BILAAHI TAWFIIQ

Maxamed Ibrahim Timacase



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online