Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Laamaha Xisbiga Waddani ee Germany Mujaahid Hasan Mataan

0
July 28, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 1148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Laamaha Xisbiga Waddani ee Germany Mujaahid Hasan Mataan

    Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Laamaha Xisbiga Waddani ee Germany Mujaahid Hasan Mataan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Laamaha Xisbiga Waddani ee Germany Mujaahid Hasan Mataan Waxa aan halkan hanbalyo uga dirayaa gudoomiye cusub ee xisbiga wadani laantiis Germany loo doortay Mr, Hassan Mataan Farax waxaan Allah uga rajaynayaa inuu xilkaa loo dhiibay uu ku asturo kuna guuleeyo hawlaha iyo shaqada hortaala, Mr, xasan waa shakhsi aan ku aqaano hawl karnimo iyo daacad sigaarana aanu saxiibo unahay. Xubnaha Xibiga ee Germany waxaan u rajaynayaa guul guul Marlabaad hanbalyo.



 Gudoomiyaha  jaaliyada Somaliland ee Germany
Cabdifataax Cismaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online