Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Labaad By Mukhtar Cilmi

0
July 28, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Labaad By Mukhtar Cilmi

    Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Labaad By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Labaad By Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

 

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com

 

Maanta waxa bilaambay dabayshii isbedelka oo madaxweyne silaanyo in badan rabay inuu hakiyo,isagoo u baxsaday gobolka sool oo ugu tagay kaambayn ahaan aya maanta dalku oo galayncunaqabatayn lola kacay xukuumadda kaligiid u taliska ah ee hogaaminayo silaanyo.dalkaas oo ah maraykaka oo joojiyay macoonad mashaarric gaadhaya 100 milion oo dolarka ah!!, iyadoo aragtay in geedi socodka dumoqraadiyaadeed ee somaliland galay marlaxad xun sida darteedna ay joojisay maanta wixi mashaariic iyo xidhiidh toona ay la lahayd silaanyo.wuxuuna mareykankuu xayiraad xaga dhoofka ku soo rogay aamina waris –baashe cawil-wasiir xaashi ee duulista-saleebaan gaal iyo dabcan madaxweyne silaanyo!.talaabooyinkaas waa kuwa hor leh waxaana soo socda cadaadis weyn oo galin kara somaliland khatar weyn.somaliland wakhtigan ma xamili karto wax cadaadis dhaqaaleed xaga dibada uga imaada taasna khaladkiida waxa leh madax adayga silaanyo oo raba kursi aan wakhti lahayn ku fadhisto!.

isagoo maanta qosol been been ah ku qaabilayo dad la soo iibsaday oo dorbaan been been ah u garaacaya dhagxaana misaaniyadooda la jiray imika oo dhigayo!! muxuu usheegi doona shacabka ??.maanta dalkiini waa bila madaxweyne sharci ah silaanyo na waa muwaadin un, waa ta keentay in dawlado kale ay soo rogan xayiraadyo ,itoobiya-djibouti-UK-carabta dhamaan ayaamaha inogu soo fool leh gabi ahaan cadaadis ayay saari doonaan xukuumadda hangashka kulmiye taana dhibaato ayay u tahay shacabka somaliland.aduun weynuhu wuxuu taageersan yahay dimuqraadiyadda somaliland iyo siyaasiga wadani dhabta ah ee hamigiisu yahay horumarka dalkiisa iyo ixtiraanka shuruucda , kaasna waa musharaxa shacabka iyo Xisiga WADDANI .Md. C/raxman Maxamed Cabdilaahi Cirro.dagaalka weyn oo wado silaanyo maaha mid isaga anfacaya iyo afarta wasiir uu adeerka u yahay!!.ninka ay ka cabsanayso hangashto waa CIRRO,xisbiga ku guulaystay mucaaridnimada dhabtana waa WADDANI. Calaamkuna astaamahaas ayay taageersan yihiin, marka silaanyo nin xayiraad xaga hawado saaran tahay iyo misaaniyad toona muxuu ku sii joogi kara?.la soco qaybta 3aad.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>