Dhaqanka Qurbojooga- Udhaqaale Doonta Xukuumada Somaliland iyo Kaartooyinka ay Adeegasadaan-! Sheeko Dhab ah

0
July 29, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhaqanka Qurbojooga- Udhaqaale Doonta Xukuumada Somaliland iyo Kaartooyinka ay Adeegasadaan-! Sheeko Dhab ah

    Dhaqanka Qurbojooga- Udhaqaale Doonta Xukuumada Somaliland iyo Kaartooyinka ay Adeegasadaan-! Sheeko Dhab ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaqanka Qurbojooga- Udhaqaale Doonta Xukuumada Somaliland iyo Kaartooyinka ay Adeegasadaan-! Sheeko Dhab ah

Waxa aannu iskugu soo galnay xawaaladda Dahabshiil oo uu lacag ka dirayay. Salaan kadib ba, isaga ayaa ila kohday in uu dalkii fasax ku tegayo, uuna lacag u dirayo dad waddankii jooga. Lacagta uu dirayay oo xaddigeedu dhammaa $1000, ayuu ii sheegay in ay tahay tii lagu soo dhawaynayay. Waxaanu intaas ku daray in madaarka lagaga hor iman doono, dad ilaa 100 ruux gaadhayaana heegan u sii ahaan doonaan maalintaasi, iyaga oo wata calamaan iyo boodhadh uu sawirkiisa iyo magaciisu ku yaallaan. Inta aan la yaabay,ayaan ku idhi, '' Maxay soo dhawayntu kuu taraysaa miyaad kunkaa doollar isaga shaahaysid?'' Inta uu igu qoslay buu yidhi, '' Haddii aan sida madaxda laguu soo dhawayn maadigaaba furaha dalka heli kara. Waar waa in warkaagu kaa sii horreeyaa, si xafiis kastaba hadhow laguugu furo. Intan aan sii bixinayo inta aan hadhow heli doono ayaa ka badnaan doonta''. Laba cisho kadib ba tiifiiga ayaan ka daawaday ninkii oo baabuur tiro badan lagu galbinayo, dadkuna ku soo dhawaynayaan boodhadh ay ku qoran yihiin, '' Dalkaaga hooyo ku soo dhawoow aqoonyahan''.

Dhaqankani is boqriddu waa mid innagu cusub, dunidana aanan meel kale wali ku arag. Haddii aynu awal madaxda dalka ku dhaliili jirnay habdhaqankan iyo dad cadceedda la tubo, hadda shacabkii bay maraysaa, waana mid u baahan in laga hortago.

Maxaa kuu baxay?

Muuse-Dalmar


2015-07-27



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>