Fabregas "Wali Waan Jecelahay Arsenal"

0
July 29, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fabregas "Wali Waan Jecelahay Arsenal"

    Fabregas "Wali Waan Jecelahay Arsenal"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fabregas "Wali Waan Jecelahay Arsenal"

Kooxda Chelsea, Fabregas ayaa sheegay inuu weli jeceyl u hayo kooxda Arsenal inkastoo xaqiiqda ay tahay inay taageerayaal badan ku ooriyeen islamarkaana ku aflagaadeeyeen ku soo laabashadiisii Emirates Stadium xilli ciyaareedkii hore.

Xiddiga khadka dhexe ee Chelsea ayaa diyaar u ah inuu ka horyimaado kooxdiisa hore koobka Community Shield maalinta axada, waxaana uu kala qeybiyay jamaahiirta kooxdiisa hore, waa lagu ooriyay markii uu garoonka soo galayay, kuwa badan ayaana u sacbiyay markii la bedelayay.

Fabregas ayaana sheegay in jaceylka uu u hayo Arsenal inay saameyn ku yeelan doonin waxa uu kala kulmo axada taageerayaashiisii hore.

"Wax walba oo ay tahay waa sida ay tahayā€¯ ayuu yiri Fabregas. "Jaceylka aan u hayo kooxdaas marnaba isma bedeli doono wax walba oo dhaca, waxa ugu muhiimsan ayaana ah wixii aan halkaas ku heystay markii aan joogay.

"Inta soo hartay waxba ma ahan, xusuusyo waa weyn ayaan ka heystaa, ixtiraam ayaana u hayaa kooxda. Marnaba ugama maqli doontaan anigoo wax xun ka sheegaya iyaga.

Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online