War Deg Deg Ah: Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Goordhaw Ku Dhawaaqaya Go'aamo Ka Nixin Doona Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Soo Baxay Shirkoodii

0
July 29, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Goordhaw Ku Dhawaaqaya Go'aamo Ka Nixin Doona Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Soo Baxay Shirkoodii

    War Deg Deg Ah: Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Goordhaw Ku Dhawaaqaya Go'aamo Ka Nixin Doona Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Soo Baxay Shirkoodii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah: Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Goordhaw Ku Dhawaaqaya Go'aamo Ka Nixin Doona Xukuumadda Siilaanyo Oo Ka Soo Baxay Shirkoodii


 

Hargeysa (SLL)-Waxa labadii dharaarood ee ugu dambeeyay loo dhegtaagay goortay Xisbiyada mucaaradka ahi ku dhawaaqi doonaan go’aamadii ka soo baxay shirkoodii  todobaadkan gudihiisii ugu soo afmeermay  Hotelka Dalxiis ee magaalada Hargeysa.


Haddaba waxa saacadaha soo socda ee saaka ay labada xisbi mucaarad UCID Iyo WADDANI si wada jir ah ugu dhawaaqayaan go’aamadii ka soo baxay shirkoodii.

 



Dhanka kalene go’aamada Xisbiyada mucaaradka ahi ku dhawaaqayaan saaka, ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwo ka nixin doonta xukuumadda cimrigeedii dhammaaday ee Siilaanyo .

 


Kala soco somalilandlive.com Faah-faahin-dheeri ah iyo nuxurka go’aamada ka soo bixi doono shirkii Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland oo isha ku hay markasta

 

Somalilandlive.com

Xafiiska Hargeysa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online