Kooxda Ina Daamur ee Fitno Abuurayaasha By Mukhtar Cilmi

0
July 29, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Ina Daamur ee Fitno Abuurayaasha By Mukhtar Cilmi

    Kooxda Ina Daamur ee Fitno Abuurayaasha By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Ina Daamur ee Fitno Abuurayaasha By Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

 

Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Somalilandlive.com




cid walba oo wada fitno waa in laga hortaga waa waajib ,hadu noqdo muwaadin amba mas’uul qaran waa in laga hortaga oo la joojiyo wuxuu wado waa muhim, iyadoo hadaba jirtay in laga soo cawday nin mas’uul ah oo ka mid ah xisbiga WADDANI oo log ku laha khilaaf yar mar ka dhex abuurmay xisbiga aya la filaya in xubinimadiisa laga qaado oo la eryo , kaas oo ah cabdilaahi daamur oo aha Xoghaya gobolada ee xisbiga .hadaba magacaaso muddo soo noq noqonayay waana waaji in xeerka xisbiga la marayo isaga iyo cida kale ka dhex wada fitno ,waxaana la hadal hayay cv yadooda oo yaal madaxtooyadda kana dooratayn hankoodi hungrinimo aan meel gaadhsinayn !!.ha layska qabto canaasirta xun xun ee tayo iyo fikir toona ku dhex lahayen xisbiga ,basaasinta u joogta kulmiye naa la safiyo waayo WWADDANI wa xisbi umadeed oo taageero balaadhan ku dhe leh shacabka ,mana jabin karan qoladan lacagta ka soo qaadatay madaxtooyadda oo cv yadoodona ay yaalan sida cabdilaahi daamur.


By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online