Siilaanyo & Inta Ku Xeerani Aakhiro Xusuusan Waayee, Bileey Luxudka Qaban Ba Waayaan, oo Xabaashu Diidaa, oo IFkana Xaaraanta Ay Cunay

0
July 29, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 543
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyo & Inta Ku Xeerani Aakhiro Xusuusan Waayee, Bileey Luxudka Qaban Ba Waayaan, oo Xabaashu Diidaa, oo IFkana Xaaraanta Ay Cunay

    Siilaanyo & Inta Ku Xeerani Aakhiro Xusuusan Waayee, Bileey Luxudka Qaban Ba Waayaan, oo Xabaashu Diidaa, oo IFkana Xaaraanta Ay Cunay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siilaanyo & Inta Ku Xeerani Aakhiro Xusuusan Waayee, Bileey Luxudka Qaban Ba Waayaan, oo Xabaashu Diidaa, oo IFkana Xaaraanta Ay Cunay Siilaanyo & Inta Ku Xeerani Aakhiro Xusuusan Waayee, Bileey Luxudka
Qaban Ba Waayaan, oo Xabaashu Diidaa, oo IFkana Xaaraanta Ay Cunay-
aan Xawlal Mariidka & Xididadu Istaagaan, Ilayn Xalaashii &Xeerkii & Dast-
uurkii Waa Kuwaa Xabaalee, Xaqdarada & Xoola Boobka Utafa Xaydan.
Siilaanyo Xeerkii Diid, Dastuurkiina Xoor, Xaqiina Wuu Ka Baydhay, Xalaashiina Diid.
Siilaanyo Xishoodkiina Diid, Shicibkii Xurmeeyeyna, Xabad Buu ayuu Xaal Marin u siiyey.
Siilaanyo Faan & Heesa & Aabihii Wax Qabadka ayuu Shicibkii Ku Sooryeeyaa.
Siilaanyo wadanka Wadajirkiisi & wada-lahaanshihii In ayuu u Loogay, Wada Qaatay Xoolii.
Siilaanyo Ilaahay Miyuu Xasuusan, Aakhiro Miyuu Aboorkii Ilaaway & Qabrigii & Qiyaamii.
Siilaanyo Xirsi & Xaajiyadiisu Yey abulahab & Tii xaaba Guradii yey Qabriga Naar Kuugu shidin.
Siilaanyo Haduu Ilaahay & Umada uu Xurmayn, Muxuu Xeerkii & Heshiiskii Uba Xaalaynba Waayey.
Siilaanyo Qalinkii Ilaahay Qoortaada Ayuu Ku Qotamaa, Maali,iktuna Ma Qariso, Qoraalkeeduna ma
baaqdo.
Siilaanyo Kitaabkii Aad Midigtaada Saartay, & Dulmigaad Falaysaa Waa Wax Qiyaamaha aad Ka Qoom-
amayn Doonto.
Siilaanyo Tiktaytar Baan Ahaan, Dalkana Waaban Dumino, Colaad & Dagaal Dalk & Dadka Aan Ku Haysan
Duli & Darxumo ayaad Dambarsan Doontaa.
Siilaanyo Dastuurkii ma Ogoli, doorashana Daaba Hadalkeed, Diktaytar Baan Ahaan, Dulina ku Noolaada
Dadkoow Dunida Kama Shaqayso.
Siilaanyoo S/Land dadkeedu duli & Diktaytar Horay Isaga Diideen, ee Bilood Dab & Naar & Dacar Aad Ka
Leeftaa.
Siilaanyoo Doorashadii Diiday, Dastuurkii Daaqadaad Ka Tuurtay, Diktaytar, Dalka Aan Kaba Talin oo Duul
Duleeyeen ee Yaan daadku ku qaadin.
Siilaanyo Shicibku dagaal wayska Diideen, Dabka aad Shidayso Bilee uu Daaqadaha & Dugsiga Kuugu Soo
Golaa Ood Duli Aad Ku Joogtaa.
Siilaanyo Ilaahay Wuu Ku daalacan Dambiga aad Falayso, & Shicibkaad Dulayn, Kibirkaad Kadlaynee Hala
Eego Duuga , Dib waxaad ka Noqoto & Cuqubaad Dugsanayso.
Siilaanyo Kitaabkaad Midigtaada Saartay, & Dembigaad Falayso, daai,inku Wuu Ku Eegi & Aakhiroo Kuu


Dambaysa. Wabilaahi Tawfiiq.
Anigaa Ka Masuula ah

caasha jama


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>