Wasiirka wasaarada maaliyadda samsam cabdi aadan waa in ay wax ka qabataa fadeexadda iyo musuqa ka taagan canshuuraha berigga BURCO‏

0
July 29, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka wasaarada maaliyadda samsam cabdi aadan waa in ay wax ka qabataa fadeexadda iyo musuqa ka taagan canshuuraha berigga BURCO‏

    Wasiirka wasaarada maaliyadda samsam cabdi aadan waa in ay wax ka qabataa fadeexadda iyo musuqa ka taagan canshuuraha berigga BURCO‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaarada maaliyadda samsam cabdi aadan waa in ay wax ka qabataa fadeexadda iyo musuqa ka taagan canshuuraha berigga BURCO‏

Waxa beryahan isa soo tarayay dakhli xumadda iyo hoos u dhaca dakhliga canshuureed ee gobolka togdheer gaar ahaan magalada burco qeebteeda canshuuraha berriga ,

Burco oo ah caasimada labaad ee dalka hadana dakhliga bileed ee canshuurta waxa aad

Mooda in tuulooyinka dalku si wayn ugu areeya .

Maamul xumada canshuuraha beriga iyo hoos u dhaca dakhliga gobolka waxa sabab u ah maamulaha 6 bilood hayay xilka canshuuraha beriga oo ah masuul aan wax aqoon ah u alahayn hawlaha loo soo ig maday.

Maamulaha canshuuraha beriiga ILYAAS XASAN BARKHADLE waxa uu hayay xilka 6 bilood

Waxa uu gobolka kuso kordhiyay dakhli hoosayn wayn ,waxa uu bilaabay anshax iyo hab dhaqan ka duwan maamulayashi ka horeeyay isga oo ku jira dakhli uruuursi toos ah oo jeebkiisa ku shubta canshuurta dawlada .

Waxa uu si badheedh ah u musuq maasuqa hantida dawlada isaga oo hantiilyasha waawayn ee ganacsiga laaluushka iyo canshuurta dawlada si hoose uga gurta .

Hadaba waxaan la socod siinaya maamulka dawlada iyo kan wasaaradda in talaabo cad ka qaadan mamulaha canshuuraha beriga isaga oo sameestay koox hantida la gurta

Wasiirada maaliyada oo ah shaqi necen xaaraanta jecel in magac kala tagto wasaarada ay maamusho waxaan u sheegayaa in maamule ilyaas doonayo in wasaarda aad maamusho fadeexad cad usoo jiodo isaga oo dakhliga dawlada iyoanshax xumo kale sameeyayba .

Waxyabaha uu maamule ilyas ku kacay halkan hoose ka la soco

1) maamulihii ugu musuq maasuqa badnaa ee ebid wasaarada maaliyada canshuuraha beriga soo mara

2) maamulihii ugu wax daba mariska badna ee canshuuraha beriga burco soo mara

3) maamulihii ugu dakhliga hooseeyay ee soo mar cashuuraha beriga

4) maamulihii ugu laaluush cun badnaa uguna xoolo uruuris badnaa ee canshuuraha beriga burco soo mara

5) maamule isku diray shaqaalaha isaga oo midba dhabarka taabtan hadalo been abuur ah iyo munaafaqad ukala qaada shaqaalaha

6) maamule xaraantu u tahay xalaal oo aanba kala garanayn xalaal iyo xaaraan waxay tahay

7) maamule shaqaalaha dakhli ka uruursada isaga oo ugu hanjabaya xil ka qaadis hadii ay lacag laaluush usoo diri wayaan

8) maamule cunay shirkado wa wayn dakhligii kasoo xaroon lahaa ee canshuureed

9) maamule xaaraanat ii soo uruuriya ku yidhaahda shaqaalaha hadi kale dacwad baan idinka gudbin isaga oo udira canshuur la baal marsaday

10) maamule shaqaalaha kala dhaweestayqaarna isaga u shaqeeyaan si gaar ah waliba qaarna calood gaar ah u qaaday

hadaba qodobadaas iyo qaar kaloo ka badan oo aan si taxane ah usoo gudbin doono waxa ay soo foodsaaratay wasarada maliyada ee canshuuraha beriga burco

iyada oo wasaarada ay qabsatay wasiirad cusub oo la kaw satay dagaalo ka dhacay carbaha gaar ahaan yeman iyo masuuliyiin cullus oo wasaarada ka dhintay dhamaan waxaasi waxay wasaarad ku yihiin kuwo dakhligeeda iyo miisanayada hoos udhigaya .iyada oo laga rabo madaxda gobolada gaar ahaan caasimadda labaad ee dalka in dakhligoodu kor u kacaan hadana hoos u dhac wayn oo gabi ahaanba istaajiyay shaqadii iyo dakhligii kasoo xaroon jiray

wax yaabaha layaabka leh waxa ka mid ah in gabi ahaanba lacagta bil kasta kasoo xaroorta dakhli ahaan laamaha canshuuuraha beriga aysanba ku filnayn mushaharka shaqaalaha canshuuraha berigga oo iyaga mushahorkooda dib hargaisa loogu doono taas oo aan wali soo marin wasaarada maliyada ee burco

hadaba waxa looga fadhiyaa maamulka iyo madaxda qaranka haday tahay wasiirada iyo agaasimaha iyo madaxa canshuuraha beriga ee dalka in ay talaabo cad oo sharciga waafaqsan ka qaadaan maamul xumadaas oo foodsaartay bburco iyo canshuur lumista ka socota burco si dakhliga dalku kor ugu kaco




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online