Shirkadda Caanka Ah Ee Yahoo.com Oo Xidhay Adeegyo Badan.

0
July 30, 2015 in Articles by
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Caanka Ah Ee Yahoo.com Oo Xidhay Adeegyo Badan.

    Shirkadda Caanka Ah Ee Yahoo.com Oo Xidhay Adeegyo Badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Caanka Ah Ee Yahoo.com Oo Xidhay Adeegyo Badan. Shirkadda Caanka Ah Ee Yahoo.com Oo Xidhay Adeegyo Badan.


Natiijada sawirka YAHOO



(SLL)-Shirkadda caanka ah ee Yahoo.com oo ka mid ah shirkadaha ugu 
waa weyn dhicana arrimaha bulshada (Social Media) ayaa bilowday inay qaado tallabooyin xidhitaan adeegyo badan ay soo bandhigi jirtay, waxa la xidhi doona adeega Yahoo Mail wuxuuna u shaqayn doona oo kaliya nidaamka IOS .
Waxaa la xidhi doona oo kale adeega khariidada Yahoo waxaanay u shaqayn doonta oo kaliya adeega Flickr, dalalka sida dalka Spain waxa laga xidhay adeega Yahoo Movies iyo Yahoo Music.

 


Dhinaca wadamada sida Faransiiska, Ingriiska, Germany, Spain, Talyaaniga iyo Canada laga xidhi doono adeega Yahoo TV iyo Yahoo Auto.

 


Waxa kale laga xidhay oo kale dadka horumariya adeegayada (Developers) adeegyo sida GeoPlanet, Place Spotter iyo Pipes, laakin adeegyada ay xidhay intooda ugu badan dad badan may isticmaali jirin taasina ay noqotay in shirkadda ay ka maaranto adeegyadan.




Diyaariye: Cabdirisaaq Axmed Axmed DALMAR

 

Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office

 
 
- See more at: http://somalilandlive.com/articles/21523/Dhibaatada-Uu-Leeyahay-Telefoonka-Lagu-Hadlo-Isaga-Oo-Ku-Jira-Dabka-Charging-mobile#sthash.2r9ts9v2.dpuf


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online