Daawo wakiilka SONYO-UK, WARBIXIN IYO FARIIN‏

0
July 30, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo wakiilka SONYO-UK, WARBIXIN IYO FARIIN‏

    Daawo wakiilka SONYO-UK, WARBIXIN IYO FARIIN‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo wakiilka SONYO-UK, WARBIXIN IYO FARIIN‏
Waxaa shirjaraaid ku qabtay magaalada Leicester uk, wakiilka dalada heer qaran ee dhalinyarada somaliland" ee sonyo. ee dalka uk. mudane: xamse xaamud guuleed. shirkaas jaraaid wuxuu mahad celin u diray hogaanka guud ee ururka soonyo ee u soo magacaabay inuu noqdo wakiilka dalka uk ee ururka dhalinyarada somaliland ee heer qaran ee soonyo.
Mudane xamse xaamud, wuxuu baaq dheer iyo dardaaran wax ku oola u diray dhalinyarada reer somaliland ee ku nool dalka uk isagoo ugu baaqay wadajir isku duubni, iyo inay ka faa'iidaystaan fursadaha aqooneed ee yaala dalkan ay joogaan ee uk.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online