Halkan Ka Daawo Sawiro, Maxaa kala Haysta Ciidamada Amaanka eeWaddanka UK Iyo Boqolaal Muhaajiriin Nolol Doon ah oo Raba in Xooga Kaga Gudbitaa Darbiga Taarka ah iyo Tunelka eurotunel ee isku Frace iy Uk

0
July 30, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo Sawiro, Maxaa kala Haysta Ciidamada Amaanka eeWaddanka UK Iyo Boqolaal Muhaajiriin Nolol Doon ah oo Raba in Xooga Kaga Gudbitaa Darbiga Taarka ah iyo Tunelka eurotunel ee isku Frace iy Uk

    Halkan Ka Daawo Sawiro, Maxaa kala Haysta Ciidamada Amaanka eeWaddanka UK Iyo Boqolaal Muhaajiriin Nolol Doon ah oo Raba in Xooga Kaga Gudbitaa Darbiga Taarka ah iyo Tunelka eurotunel ee isku Frace iy Uk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo Sawiro, Maxaa kala Haysta Ciidamada Amaanka eeWaddanka UK Iyo Boqolaal Muhaajiriin Nolol Doon ah oo Raba in Xooga Kaga Gudbitaa Darbiga Taarka ah iyo Tunelka eurotunel ee isku Frace iy Uk Flüchtlinge rennen in Richtung Eurotunnel, ein Polizist kehrt ihnen den Rücken...

 Somalilandlive.com .-Boqalal Muhaajiriin  ah oo Kusugan  Xuduudka Waddanka Uk  iyo France ayaa Maalmihii ugu Danbeeyay Isku Dayay in ay Xoog Kugalaan Wadan uk Halkaas oo ay Rabaain  ay Karaadsadaan  Nolol Kafiican Tan ay Kuhaystaa Waddanka France Muhaajiriinta ayaa Marka Hore Isku Dayaya in ay Jaraan Darbiga   Taarka ah ee Lagu Xidhay  Xadiidka Tareemadu Maraan ee Labaa   Waddan isku Xidha, kadina Waxa  Si Xooga ah Kufuulaan Tareenada Tunelka  Bada Hoostiisa Mara Kagudba ee  Eurotunel-ka Looyaqaano,  Booliska Wadanka France ayaa Maalmahan Danbe Latacaalayay Wax Kabaqasha  Kooxa Sharci Darada raba in ay Kaga Gudbaan Xuduudka Dalkooda Balse Arinta ayaa Umuuqata Mid Caalwaa  ah


Über den Sicherheitszaun versuchen sie, zum Eurotunnel-Terminal Coquelles zu...
 Muhaajiriinta oo Isku Dayaya in  ay Kagudbaa Darbiga Taarka ah
50 Kilometer langer Weg nach Großbritannien: In diesem Jahr hat der Betreiber...
Xadiidka Tareenadu Raacaan ee Bada Hoos Mara

Die französische Polizei versucht die Flüchtlinge abzuhalten - oftmals jedoch...
Muhaajiriin Isku Dayay in ay Xoog Kufuulaan Tareenada iyo Booliska Waddanka France isku Dayaya in uu Joojiyo

Einmal in die Nähe des Tunnels gelangt, versuchen die Flüchtlinge, auf wartende...

  Muhaajiriin   Somali  iyo Eretirain ah aya Katalaabaya  Darbiga Taarka ah oo ay Jabsadeen Si  ay Waddanka Uk  ugu Sii Gudbaan
Auf dem Weg zum Eurotunnel: Auch politisch wird nach einer Lösung gesucht....

Muhaajiriinta oo Xuduudka Ku Dulmeeraya


Somalilandlive.com
Webmaster@somalilandlive.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>