Shirkadda Baidu Oo Doonaysa Inay La Wareegto Adeegga Khariidadaha Ee Here

0
July 30, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Baidu Oo Doonaysa Inay La Wareegto Adeegga Khariidadaha Ee Here

    Shirkadda Baidu Oo Doonaysa Inay La Wareegto Adeegga Khariidadaha Ee Here

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Baidu Oo Doonaysa Inay La Wareegto Adeegga Khariidadaha Ee Here
Shirkadda Baidu Oo Doonaysa Inay La Wareegto Adeegga Khariidadaha Ee Here
Diyaariey: Cabdirisaaq DALMAR




Hargeysa-(SLL)- Adeega kharidada ee ay leedahay shirkadda Telefoonada ee Nokia ee Here waxay maalmaha ugu dambeysa ay heshay dad badan oo xiisnaayaan inay la waregaan adeegan, waxaana ugu dabmeeya shirkadda Baidu ee ka soo jeeda dalka Shiinaha.

 

Baidu waa adeega baadhitaanada waxaanad odhan kartaa waa Google-ka Shiinaha waxa maalmahan u hadal hayay CEO-ga Baidu ee Mr.Robin Lee inu isha u ku hayo adeega Here kaasi oo sheegay in adeegani u caawin doono horumaring hiigsiga Baidu inay soo gasho suuqa kharidadaha.

 

Hadli laga hadlo xidhiidhka Baidu iyo Here waxay hore ay layaaheen wada shaqayn ballaadhan taasi oo ay shirkaddu Baidu lagu caawin jiray horumarinta kharidada, dhinaca kale arrintan waxay hoos galaysa damaca ay shirkadda tagaasida Uber ay doonayso in adeegan la wareegto taasin ay Baidu saami ku leedahay.

 

Makra la waydiiyay Robin Lee arrintan wuxu yidhi "arrintan wali waxba kama cadda sida awgeed kama hadli karo”, laakin sida muuqata muddo ayay qaadinaysa hawshan sida loo dhamaynayo.



Somalilandlive.com
Hargeysa, Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online