Marwo Aamina Werris Ayaa Deeg Dhara Gudoonsiisay Haweenka Ceel-afweyn‏

0
July 30, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Aamina Werris Ayaa Deeg Dhara Gudoonsiisay Haweenka Ceel-afweyn‏

    Marwo Aamina Werris Ayaa Deeg Dhara Gudoonsiisay Haweenka Ceel-afweyn‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Aamina Werris Ayaa Deeg Dhara Gudoonsiisay Haweenka Ceel-afweyn‏


Ceel afwayn(SLL)Marwada koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Marwo Aamin Sheekh Maxamed Jirde (Amin-weris) oo ay wehelinayso Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa deeq isugu jirta Dharka Haweenka oo uu ku xardhan yahay Calanka Somaliland, Koofiyado iyo agab kale ku wareejisay Haweenka degmada Ceel afweyn.

 

waxanay marwadu haweenka la qaadatay kulan balaadhan oo ujeedadiisu ahayd dheerigelinta iyo sidii ay dhankooda uga muuqan lahaayeen taageerada wadada ceerigaabo oo waxqabad balaadhan laga geystay, iyo dardar gelinta hawlaha degmada, madaama ay yihiin haween firfircoon oo degmada ceel afweyn ka geysta dedaalo badan.




Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online