Korodhso Aqoontaada

0
July 30, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 1414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Korodhso Aqoontaada

    Korodhso Aqoontaada Taariikhda Dalka Ethipia Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Korodhso Aqoontaada Taariikhda Dalka Ethipia Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
Korodhso Aqoontaada
Taariikhda Dalka Ethipia
Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR


Natiijada sawirka ethiopia

Itoobiya

 
Itoobiya
Federal Democratic Republic of Ethiopia
Calanka Itoobiya Astaannta Qaranka ee Itoobiya
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Astaanta Calanka
Wodefit Gesgeshi, Widd Innat Ityopp'ya
Location of Itoobiya
 
Caasimada Addis Abeba
Luuqada(ha) Looga hadlo Amxaari
soomaali
Af-oromo
af Tigreey
- Madaxweyne Girma Wolde-Giorgis
- Ra'iisul wasaare Hailemariam Desalegn,
Area
- Total 637,661 km²
246,201sqmi
- Biyo(%) 1.6
Cadadka Dadka
- 2006 qiyaas 75,067,000
Lacagta Birr
Wakhtiga EAT

Waddanak Itoobiya waa wadan ku yaalla Geeska Qaaradda Afrika, waxa uuna Xuduud la leeyahay wadamadaJabuuti,Suudaan,Ereteriya,Soomaaliland iyoKiinya, Caasimada Itoobiyana waxaa la yidhaahdaa Addis Abeba,

Waa waddan leh 4 wabi oo waaweyn kuwaas oo kala ah:- wabiga Niil, Webiga Omo,Webiga Awash, iyo Wabiga Shabeelle. itoobiya markeeda hore waxaa la odhan jiray ( Abessinia), laakiin waxaa lagu bedelay itoobiya, oo micnaheedu yahay (mugdi ama waji gubtay). 

Boqortii itooiyaanka Gurigoodii
mid ka mid ah, boqortii itoobiya


Itoobiya waxay ku taalla Geeska qaaradda afrika, waxeena xuduud la leedahay,wadamada,Eratareya,Jabuuti,Soomaaliland,Kiinya iyoSuudaan. itoobiya waxaa dhaxmaro, wabiga weyn ee looyaqaan Wabiga Niil. Itoobiya waxaa ka baxo Bun iyo qamadi. 

Itoobiya waa dhul cagaaran laakiin waqooyiga itoobiya aad ayee u kulushahay, roob badan maka dao. xili yaasha oo roobka ka dao itoobiya waxaa ka mid ah, bisha maarso iyo abriil, oo roob aad u yar ka dao,juunilaaSebteembarneh, waxaa ka dao roob xoogaa ween. waqooyiga itoobiya waa meel qaleel ah, meelo badan oo ka mid ah neh waxaa lagu magacaabay, meesha aduunka uugu kulul. gobalka somaalidu waa gobalka 2aad ee ugu wayn dalka ethiopia marka laga reebo gobalka oromia. waana qowmiyada 3aad somalidu ee ugu badan dalka ethipoa. 1 oromada. 2Amharada. 3Somaalida. 4 Tigrey.

shacabka

wadanka itoobiya, waa wada ajnabi. waxaa u badan Oromo40% iyo Amxaaro25%%. kuwa kale oo ka mid ah, soomaalida iyo tigrayga oo 6% kala ah.

Natiijada sawirka ethiopia

Luqadaha

dadka degen wadanka Itoobiya waxee ku hadlaan luqado gaaraayo 70 ilaa 80 luqadood oo kamidtahay afka soomaaliga.

luqada ugu weyn oo lagu hadlo waa Amxaari.

Diimaha laga caabudo

waa meel kaniisad
Kaniidaha waaween, oo ku yaalo itoobiya
Misaajid ku yaalo, magaalada Haraar

itoobiya waxaa laga caabudaa diimo aad u badan. 62.8% waa karishtaan, 33.9% neh, waa Muslimiin. 3,2% neh waa diimo kale, oo laga caabudo.

Kalandar

Itoobiya waxee leedahay,kalandaru gooni ah. sanadkooda waa 13 bilood, 11Sebteembarwaa maalinta uugu horeeyso sanadka. 12 sebteembar waa maalinta labaad markii oo buleerka la riday. kalanderka itoobiya, waxoo raacsanyahay, waqtigii oo nabi ciise, dhashtay kadib. 8 sano ee ka danbeeyaan kalanderka wadamada galbeedka. ayaga marka ee sanadkooda cusub 2003 ee soo dhaweenaayaan, wadamada galbeedka waxee u tahay 11 sebteembar 2010.

Natiijada sawirka ethiopia

dhaqaale

Itoobiya waxee ku dadaaloosa kordhinta dhaqaaloheeda, waxeena sanadihii nasoo dhaafay noqotay wadanka kaliya ee qaarada afrika oo wax saliid ah ku xirneen oo dhaqaalohiisa kor u kacay.Dhinaca kale siyaasiinta itoobiya ma ku dadaalaan horumarinta bulshada ku nool dalka itoobiya. Wadanka itoobiya waxaa ka jirto abaar aad u badan, waana wadan beero iyo wabiyaal badan leh. Dadka ku nool itoobiya 100kiiba 80 waa reer baadiye. Marka aa fiirino gobolka soomaali galbeed kaliya, run ahaantii gobolkaan waa gobol ismaamulo, oo wax caawin ah ka helin siyaasiinta itoobiya, waxaana ka jiro dagaal.Waxaa u maleenaa dhaqaalaha gobolkaan in ee ku tiirsantahay dalka soomaaliya, sababto ah, waxyaabaha laga gado dalka soomaaliya, wee ka raqiisanyihiin kuwa itoobiyaanka.


Somalilandlive.com
Xafiiska Hargeysa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online