War Deg deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo +Shacabkuna ka Codsadeen In Uu Xilka Iska Dhiibo +La Filayana In Uu Caawa Labada Habeennimo U kicitimo Magaalada Badhan.

0
July 30, 2015 in Wararka by Wariye Dalmar
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo +Shacabkuna ka Codsadeen In Uu Xilka Iska Dhiibo +La Filayana In Uu Caawa Labada Habeennimo U kicitimo Magaalada Badhan.

    War Deg deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo +Shacabkuna ka Codsadeen In Uu Xilka Iska Dhiibo +La Filayana In Uu Caawa Labada Habeennimo U kicitimo Magaalada Badhan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan Ku Sugan Magaalada Ceerigaabo +Shacabkuna ka Codsadeen In Uu Xilka Iska Dhiibo +La Filayana In Uu Caawa Labada Habeennimo U kicitimo Magaalada Badhan.

Sanaag (SLL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag, shacabka reer Ceerigaabo ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyey magaalada Ceerigaaba,waxaana la filayaa in uu caawa labada habeennimo ka baxo isoogoo u sii jeeda magaalada Badhan.

Shacabka Reer Ceerigaabo ayaa ka codsaday Madaxweyne Siilaanyo in uu xilka Iska dhiibo maadaama oo uu ka dhammaaday muddo xileedkii uu xilka madaxweynaha hayey. 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Siilaanyo ayaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa gobolada bariga Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online