Halkan ka Daawo Dhalinyaro Reer somaliland ah oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Berbera Dhalinyaradaas oo ku kala nool Daafaha Dunida Iyo Qaabka Ay Deeqdan iskaga soo ururiyeen

0
July 30, 2015 in Wararka by Staff SLL Media
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan ka Daawo Dhalinyaro Reer somaliland ah oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Berbera Dhalinyaradaas oo ku kala nool Daafaha Dunida Iyo Qaabka Ay Deeqdan iskaga soo ururiyeen

    Halkan ka daawo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan ka daawo

Dhalinyaro Ku Bahoobay Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulmaan Ee Facebooka Ayaa Maanta Deeqa Isugu Jirta Sariiro Iyo Furshaan Iyo Waliba Gogoshii Lagu Gogli Lahaa Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Lagu Xanaaneeyo Dadka Dhimirka Ee magalda Berbera  Dhalinyaradan oo iskood isku aabublay deeqdan dhalinyarada Ayaa wax badan ka tari doonta dadka dhimirka wax ka qaba ee ku jira Cusbitaalka Magalada xeebeedka Berbera .isku doo wada duubo Dhalinyarada somaliland ayaa hadiii ay dadaalada noocan oo kale ah sii wadan ay wax badan ka tari doontaa dadka u dhiban xanuunka Dhimirka Baraha bulshadu ku kulanto oo ay mid yahiin Aalada Facebook oo dhalinyarada Reer somaliland aad u isticmaalaan ayaa faaido iyo khasaaraba leh , iyadoo faa'ido badan yeelan karta marka loo Adeegsado Qaabka dhalintan deeqda iska ururiyay u isticmaalan barahaasi taasi oo noqon karta mid dhalinyada reer somaliland ee ku kala nool daafaha dunida ay iska kaashan karaan waxyaabo badan oo ka mid tahay sida dadka dhiban oo caawintooda la isku kaashado 


 



somalilandlive.com
Munich/Germany Office


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online