Badhasaabka Ceeri-gaabo maamul xumida doqon niimada ayuu kaga daray by Abdi Mustafe‏

0
July 31, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Ceeri-gaabo maamul xumida doqon niimada ayuu kaga daray by Abdi Mustafe‏

    Badhasaabka Ceeri-gaabo maamul xumida doqon niimada ayuu kaga daray by Abdi Mustafe‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka Ceeri-gaabo maamul xumida doqon niimada ayuu kaga daray by Abdi Mustafe‏
Badhasaabka Falaymaalin tii uu Ceerigaabo yimi ilaa maalin kaa maanta ah wuu degi la'yay gobolkuoo xitaa saraakiil baa lagu dilay dawo dhiig joojin ahna looga waayay cusbitaal ka. Falay dhan gar buu ka leeyey oo wuxuu ogyay shaqa la,aanta ku soo socota marka Waddani xukunka ku guuleysto hase yeeshee
Badhasaabkanoo day-day nimadadoqon niimo kaga daray ayaa Silaanyo naxil kan u dhiibtay dabeedna waakaa wejiga ka cadiiray ee Silaanyo yidhi ha odhan midhkaa markuu Falay danaaniyey sida dameeraha ee goob Silaanyo fadhiyo ka yidhi ma Ciro ayaynnu dooranaa ee dadkina uugu jawaabeen HAA HAA. Badhasaab cidii ka dhigtay ayaa gar darada




iska le oo waa Silaanyo oo weliba halkuu soo magacaabi lahaa nin jilibka Muse Abokorka soo jeedaileyn iyagaa jidaa dega e, ogaan u soo diray nin Silaanyo ay isku jilib yihiin oo ah Mohamed Abokor. Wax ka guro hadaba waakaa hadaladii kaambaynka ku dhawaaqay ee Silaanyo iyo madaxdii la socotayba ay khajileen markii dadki wada yidhaah deen HAA HAA.
Falay oo Burco gaajo beerka u jiifa ayaa habeen qudha la yidhi sarakac waxaad tahay badhasaabka Ceerigaabo e. Yaa salaam .... Falay mudo yar baa shaqadan kaaga hadhay ee bulqaas oo badhaaci intaad doonto ileyn teneg madhan baa tahay e. Kuna seexo oo ku soo toos A/rahman Ciro waa ninka Silaanyo kursiga kala wareegaya adna halkaad ku danbaynayso waad is ogtay.
Abdi Mustafe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online