"Wixii Jabacada Ku Jirey Ma Xinnuu Ahaa!! Waan Dhaadhiciyee"

0
August 01, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wixii Jabacada Ku Jirey Ma Xinnuu Ahaa!! Waan Dhaadhiciyee"

    "Wixii Jabacada Ku Jirey Ma Xinnuu Ahaa!! Waan Dhaadhiciyee"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wixii Jabacada Ku Jirey Ma Xinnuu Ahaa!! Waan Dhaadhiciyee"
"Wixii Jabacada Ku Jirey Ma Xinnuu Ahaa!! Waan Dhaadhiciyee”

Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

Natiijada sawirka qaadka


Hargeysa-(SLL)- Waxaa uu ahaa wiil dhallinayaro ah, Wiilkan dhallinyarada ah waxaa uu si xad dhaaf ah u cuni jirey qaadka, waalidka dhalay wiilkan si kasta way iskugu dayeen sidii ay uga joojin lahaayeen cunista qaadka.

Habeen habeenada ka mid ah ayaa wiilkii uu ku soo raagay marfishkiii qaadka,waxaana uu yimi gurigii xilli danbe, markii uu soo galay gurigii ayuu hooyadii ku yidhi "Hooyo! Cashadaydii meeday?”, hooyadii iyada oo huruda ayey ku tidhi "Bal xilliga aad socoto eeg! Waar waa ta kijada taalla, ee jabacad ku jirta”.

Markii uu jikadii soo galay ayuu arkay jabacadii, kaddibna wixii ku jiray oo dhan ayuu cunay.

Subaxii markii waagii beryey ayaa hooyadii aragtay jabacadii oo madhan, kaddib waa la isweydiiyey yaa jabacadii dhammeeyey jabacada xinnihii ku jiray. Hooyadii ayaa weydiisay wiilkii qaad-cunka ahaa oo ku tidhi "Waar xinnihii jabacada ku jirey sideed tidhi?. Wiilkii qaad-cunka ahaa ayaa yidhi ""Alla! Wixii jabacada ku jirey ma xinnuu ahaa!! Waan dhaadhiciyee”


Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

somalilandlive.com

Hargeysa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online