Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay ........................

0
August 01, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay ........................

    Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay ........................

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Magacaabay ........................

Halkan ka akhri magacaabista kusimaha Guddoomiyaha Garabka Haweenka Heer-Qaran Ee Xisbiga WADDANI

REF/XIS/WAD/XDH/2244/2015 Taariikh: 31/07/2015

Ku: Marwo Foosiya Kaysey Faarax (Ku-Xigeenka 1aad) = Hargeysa=
OG: Garabbada Haweenka iyo Dhallinyarada Heer-Qaran = Hargeysa=
OG Hoggaanka Xisbiga WADDANI = Hargeysa=
OG: Guddiga Fulinta ee Xisbiga WADDANI` = Hargeysa=


OG: Dhamaan Gudoomiyeyaasha Gobollada Ee Xisbiga WADDANI = Rugtooda=
OG: Dhamaan Laamaha Dibedda Ee Xisbiga WADDANI =Rugtooda=
OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa=
OG: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI = Hargeysa=


Ujeeddo: Kusimaha Guddoomiyaha Garabka Haweenka Heer-Qaran Ee Xisbiga WADDANI.

Sida uu dhigayo Xeerka Garabka Haweenka ee Heer Qaran Qodobkiisa 25aad faqradiisa 5aad waxaa ku simahaa Gudoomiyaha Garabka Haweenka noqonaya Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Garabka Haweenka marka ay bannaanaato xilka Guddoomiyaha Garabka Haweenku.
Sidaa darteed, maadaama ay bannaanaatey xilka Guddoomiyuhu waxa xilka sii haynaya Marwo. Foosiya Kayse Faarax, oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee Garabka Haweenka ee heer Qaran.

ALLAA MAHAD LEH
Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online