Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Dhibaatooyinka Uu Leeyahay Telefoonka Lagu Qaato Jeebada Sare. Diyaariye: Cabdirisaaq DLAMAR

0
August 01, 2015 in Articles by
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Dhibaatooyinka Uu Leeyahay Telefoonka Lagu Qaato Jeebada Sare. Diyaariye: Cabdirisaaq DLAMAR

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Dhibaatooyinka Uu Leeyahay Telefoonka Lagu Qaato Jeebada Sare. Diyaariye: Cabdirisaaq DLAMAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Dhibaatooyinka Uu Leeyahay Telefoonka Lagu Qaato Jeebada Sare. Diyaariye: Cabdirisaaq DLAMAR Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga
Dhibaatooyinka Uu Leeyahay Telefoonka Lagu Qaato Jeebada Sare.

Diyaariye: Cabdirisaaq DLAMAR
Natiijada sawirka MOBILE

Hargeysa- (SLL)-   Sida caadiga ah Telephone-ka gacanta lagu qaato waxaa uu leeyahay faa'iidooyin badan, kaasi in ka badan 99% dadka adduunka ku nooli ay isticmaalaan aaladda casriga ah ee cell phoneka. iyagoo ku fushada hawlahooda maalmeed.

Dhinaca kale waxaa jira in uu Cell Phone-ku keeno cuduro haddii lagu qaato jeebada sare (The Upper Pocket).

Saynisyahannno wax ka dhiga jaamacad ku taalla waddanka Maraykanka ayaa waxa ay sheegeen oo ay tijaabo ku sameeyeen in haddii aad "radio waves” aad ku shidid jirka qaarkiis (experimental animals) in jirku kukulaanayo.

Kulaykaas oo keeni kara in isbadal ku dhaco jirka (the tissue/cells). Laakiin taasi waa haddii la isticmaalo "radio wave” fara badan. Laakiin, radio waveka ka baxaya cell-phoneka waxa ay sababi karaan wadne xanuun.

Sidoo kale shoocaaca (Signal Radiation-ka) ka soo baxaya Cell-Phone-ka waxaa uu sababi karaa wadne xanuun iyo xanuuno kale oo badan.

Natiijada sawirka pregnant


Dhinaca kale waxaa uu sababa haweenka uurka leh ee Telephone-ka ku qaata gosha dhibaato caafimaad, kaasi oo sababi kara in uu ilmaha yar ee uurka ku jira waxyeelo caafimaad.

Khuburada Saynisyahannadan ayaa kula taliyey dadka Telefoonka  in aanay ku qaadan mobilka ku qaata jeebada sare ama gosha.



Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

somalilandlive.com

Xafiiska Hargeysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online