Korodhso Aqoonta Taariikhda Dalka Kiinya Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

0
August 01, 2015 in Articles by
  • Visits: 1870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Korodhso Aqoonta Taariikhda Dalka Kiinya Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Korodhso Aqoonta Taariikhda Dalka Kiinya Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Korodhso Aqoonta Taariikhda Dalka Kiinya Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
Korodhso Aqoonta
Taariikhda Dalka Kiinya

Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

Natiijada sawirka kenya


Hargeysa- (SLL)- Kiinya waa waddan ku yaalla bariga qaaradda Afrika. Waxay xad la wadaagtaa wadamadaTansaaniya,Ugaandha,Harta Fiktooriya,Soomaaliya iyo Itoobiya. Dhinaca barina waxaa kaga dhagan Badweynta Hindiya. Caasimada waddanka Kenya waxaa la yidhaahdaa Nayroobi. Waddanka kiinya waxuu ka mid yahay wadamada ee uu ku badan yihiin Xayawaanaadka Qaarada Afrika. Xayawaanka ku badan waxaa ka mid ah Libaaxa, Waraabaha iyo Shabeelka. Waa waddan ay dadka aduunku usoo dalxiisaan. waddanka magaciisa waxaa loogu magac daray Mount kenya ama (buurta kiinya). Waa buurta ugu weyn wadanka kiinya, waa na midda labaad oo ugu weyn qaaradda afrika. waayadi hore waxaa la odhan jiray wadanka British East Afrika, waa markii uu ingriiska gumeensan jiray kenya iyo yugandha.
waa buurta kiinya ama (Mount Kenya)

 

Taariikh

waayadii hore inta oo wadanka soo galin gumeesigii ingriiska, wadanka gudihiisa waxaa ku noolaa dad iyagu ismaamuli jiray oo bantu ah ama jareer ah, laakiin dhinaca xeebaha waxaa ganacsi ka samyen jiray carabta oo waqtigaas ka ganacsan jirtay bariga afrika, 

Bortuqiiska waqtiga oo maamulkiisa bilaabay sannadkii1500-kii, waxay la ganacsan jireen carabta oo waagaas ka shaqeyn jireen magaalada Mombaaso. Dadka Bantuga ahaa oo degenaan jiray gudaha dalka Kenya, may u shaqeyn jirin sida dadka degenaa xeebaha, Laakiin dadka masaayada ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq dhinaca xukunka ah, taariikhdu markay ahayd sannadkii 1800-kii, laakiin dhaq dhaqaaqaas waa Natiijada sawirka kenyauu joogsaday sanado badan kadib markii oo waddanka qabsaday cudur oo xoolaha dhameeyay. 

Wadanka kenya gaar ahaan dhinaca xeebaha waxuu markiisa hore ahaa meel ay carabtu ku ganacsan jirtay adoomada, gaar ahaan meesha ay carabtu u gaarka ahayd waxay ahay zanzibar. 

Kenya waxaa qabsaday Ingriiska taariikhda markay ahayd sannadkii 1895-kii, Muran ayaa ka socon jiray shirkii barliin oo ahaa meesha dhulalka lagu kala qaybsan jiray, shirkaas waxaa uu ku dhamaaday ingriiska oo qaatay Zanzibar,kenya iyoYugandha, waxaana loogu magacaabay Ingriiska Bariga Afrika.

Markii la dham,meeyay jidkii tareenka ee ku yaallay meesha biyo deegaanka ah ee fiktoriya sannadkii 1902-kii.

Kenya waxay lahayd dhul beeraad aad u weyn, dhulkaas waxaa degay ajaanibta ingriiska, isla markaasna dadkii u dhashay dalka kenya gaar ahaan dadka Kikuyuga ah iyo dadka Masaayada ayaa la soo dajiyay dhulka, waxaana loo sameeyay shaqo oo wax soo saarkooda loo dhoofin jiray wadamada yurubiyanka, badanaa dadka qaarkood lacag raqiis ayey ku shaqyen jireen ama amar, Kenya waxay ingriiska ka xoroowday sannadkii 1963-kii, dagaal dheer kaddib.


juquraafiga dalka Kiinya

Natiijada sawirka kenya

kiinya waxaa uu ku fadhiyaa dhul balaadhan oo gaadhaayo 580,367 km2. waxay ka mid tahay wadamada waawyen. Kiinya waa wadanka affartan iyo todobaad (47-aad) ee ugu wyen Aduunka.

kiinya waxat xuduud la leedahay wadamadaTansaaniya,Ugaandha,HartaFiktooriya,Soomaaliya,Itoobiya iyo konfur sudan.


Jawiga dalka kiinya

Natiijada sawirka kenya

jawiga dalka kiinya waa kuleyl, dhinaca xeebaha. woqooyiga kiinya waa meel doog ah oo roob badan ka da'in. roob badan ayaa kiinya ka da'o bilahaMaarso iyo Maarij. roob yarna wuxuu da'aa bilaha Oktoobar iyo Nofeembar.


dhaqaale dalka kiinya

Natiijada sawirka kenya

wadanka kiinya sida oo u xoroobay dhaqaalihiisu  kor ayuu socdaa. waxeyna soo saaraan, sonkorta, biyaha macaanka, qamadi, qamri, warqado, nalal, alaabta baabuurta iyo wax badan oo kale. dadka aduunku wey u soo dalxiisaan. Dhaqaalaha Kenya maanta wuxuu gaadhay Dhaqaalaha ugu xooggan bariga afrika. 

Walow ay jiraan musuqmaasuq badan oo ragaadiyey dhaqaalaha waddanka Kiinya.

Magaalooyinka Dalka Kiinya iyo tirada dadka

Natiijada sawirka kenya

Nayroobi- 3,138,295 qof 

Mombaaso- 707,400 qof  

Kisumu- 322,024 qof 

Nakuru- 319.200 qof 

Majakos-144,109qof




Jamhuuriyedda Kiinya
Jamhuri ya Kenya
Hal ku dheg:"Harambee"(Af-Sawaaxili)
"Aan wada shaqayno"
Heesta qaranka:Ee Mungu Nguvu Yetu
 
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Nayroobi
1°16′S36°48′E
Luqadaha rasmiga ah
Qaybaha qoomiyedaha
Dadka Kinyaati
Xukunka Qaab jamhuuriyad
- Madaxweyne Uhuru Kenyatta
- Madaxwene ku xigeen Kalonzo Musyoka
- Raiisul wasaare Raila Odinga
- Afhayeenka baarlamaanka Kenneth Marende
- Gudoomiyeha maxkamadda sare Willy Munyoki Mutunga
Sharci dejinta Baarlamaan
Xoriyad
- Ka qaadatay Ingriiska 12 December 1963
- Waxaa laga dhigay Jamhuuriyad 12 December 1964
Baaxad
- Guud ahaan 580,367km2(47th)
224,080sqmi
- Biyo(%) 2.3
Tirada dadka
- 2012Qiyaasta 43,013,341(31st)
- 2009Tirakoob 38,610,097
- Tiro-badni 67.2/km2(140th)
174.1/sqmi
Wax soo saar(PPP) 2011Qiyaastii
- Guud ahaan $71.427 billion
- Qof qof $1,746
Wax soo saar(Iskaga magacaaban) 2011estimate
- Guud ahaan $34.796 billion
- Calaa qof $850
Qaybsiga(2008) 42.5(medium/48th)
Kobaca(2011) Green Arrow Up Darker.svg0.509[1](low/143rd)
Lacagta shillin(KES)
Waqtiga EAT(UTC+3)
- Xagaa(DST) Lama arag(UTC+3)
Taariikhda dd/mm/yy (AD)
Wadista Baabuurta bidix
Furaha telka +254
Furaha Internetka .ke




Xigasho

  1. Human Development Report 2011". United Nations. 2011. Retrieved 2 November 2011.




Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
 
somalilandlive.com
xafiiska Hargeysa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online