Ikacase Oo Noqday Agaasimihii Ugu Musuqmaasuqa Badnaa Abid Ee Soo Mara Wasaarada Warfaafinta

0
August 01, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ikacase Oo Noqday Agaasimihii Ugu Musuqmaasuqa Badnaa Abid Ee Soo Mara Wasaarada Warfaafinta

    Ikacase Oo Noqday Agaasimihii Ugu Musuqmaasuqa Badnaa Abid Ee Soo Mara Wasaarada Warfaafinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ikacase Oo Noqday Agaasimihii Ugu Musuqmaasuqa Badnaa Abid Ee Soo Mara Wasaarada Warfaafinta

Hargeisa(SLL)Tan iyo markii la magacaabay agaasimaha guud ee wasaarada wrfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somalliland maxamed cilmi aadan ilkacaseayaa waxaa isa soo tarayay khilaafka iyo muranka hadheeyay wasaasarada warfaafinta,taas oo uu hormood u yahay agaasimaha guud islamar ahantaana si aan kala sooc lahayn shaqaalaha iyo farsama yaqaanada wasaarada loola dhaqmo si ka baxsan anshaxa iyo sifaha maamul ee saxaafada ,waa masuul ku guul darraystay isku xidhka iyo talo la wadaaga shaqaalaha balse ku kooban inu dhagaysto oo kaliya isla markaana jecel dadka uga warrama waxa ay naftiisu jeceshahay oo kali ah.

Sidoo kale waa masuul ku fashilmay inu xidhiidh toos ah la yeesho dadka uu uga wakiilka yahay xukuumada madaxwayne siilaanyo, maadaama ay dhamaan masuuliyiintu wakiil ka yihiin beelaha kala duwan ee ay ka soo kala jeedaan, loona baahanyahay inay xukuumada taageero uga raadiyaan una gudbiyaan waxqabadkeeda. Waa shakhsiyad aan gudbin Karin farriinta xukuumada kulmiye.

Gabagabadii agaasimaha guud ee warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa u muuqda mid aan ka soo bixi Karin xilkiisa, taasina ay caqabad ku noqon karto mustaqbalkiisa siyaasadeed

C/rashiid maxamuud cali (BAAZ)

Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online