Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga. Facebook Oo Bedeshay Astaanteeda. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

0
August 01, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga. Facebook Oo Bedeshay Astaanteeda. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga. Facebook Oo Bedeshay Astaanteeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga. Facebook Oo Bedeshay Astaanteeda. Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga.

Facebook Oo Bedeshay Astaanteeda.

Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

Natiijada sawirka facebook


Hargeysa- (SLL)- Mareegta Caalamiga ah ee Facebook ayaa badshay qaabka shirkadda lagu yaqaanay. Dad badan Ayaan u fiirsan in shirkadda 

facebook ay badashay asntaanteeda ee caanka ku tahay muddo toban sanno, marka la eego waxa laga badalay astaanta waxa ku cad inaan la badalin xarafka (f) laakin inta kale ay badaleen.

Natiijada sawirka Josh Higgins


Josh Higgins oo ah Agaasimaha qaybta horumarinta fikirka ayaa sheegay in shirkaddu ay u baahnayd in astaanteeda ay la jaanqaado wakhtigan aanu joogno iyo sida u noqon lahaa astaan dib nolosha u soo celisa adeegyada ay facebook soo bandhigto.

Natiijada sawirka Josh Higgins

 

Dib u habaynta lagu sameeyay astaanta facebook oo lagu badalay qaabka xurufaha waxaanay ka codsatay Eric Olson oo u ahaa ninka xurufaha klavika sameeyay, 


Si kastaba ahaatee Mareegta Facebook-ga ayaa leh haatan in ka badan 1 bilyan oo qof, kuwaas oo mar walba isticmaala mareegtan.

mareegtan ayaa waxay noqotay mareegta loogu isticmaalka badan yahay, marka laga reebo baadhaha caalamiga ah ee GOOGLE, kaasi oo ay isticmaalaan dad aad u badan.



Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR.
 somalilandlive.com
Xafiiska Hargeysa.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online