Wax Ka Baro 10-KA Madaxweyne Ee Adduunka Ugu Faqiirsan. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

0
August 01, 2015 in Articles by
  • Visits: 1984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax Ka Baro 10-KA Madaxweyne Ee Adduunka Ugu Faqiirsan. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Wax Ka Baro 10-KA Madaxweyne Ee Adduunka Ugu Faqiirsan. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax Ka Baro 10-KA Madaxweyne Ee Adduunka Ugu Faqiirsan. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR Wax Ka Baro 10-KA Madaxweyne Ee Adduunka Ugu Faqiirsan.
Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

The Top 10 Poorest Presidents in the World



Hargeysa- (SLL)- Jariirada Forbes ayaa soo saartay madaxweynayaasha adduunka ugu faqiirsan (Poorest President in the world).


10. Borut Pahor, Slovenia – $44,280

Borut_Pahor_2009

 

Magiciisa waxaa la yidhaahdaa  Borut Pahor, waa madaxweyne dalka Slovenia, hantidiisu waa $44,280

9. Federico Franco, Paraguay – $40,000

m0y4hpipm8c231zbzfw4

 

Magiciisa waxaa la yidhaahdaa Federico Franco, waa madaxweynaha dalka Paraguay, hantidiisu waa $40,000

8. Xi Jinping, China – $39,720

xi-jinping_2399584k

 

Magiciisa waxaa la yidhaahdaa Xi Jinping, Waxaa uu ahaa madaxweyneha dalka China, hantidiisu waa $39,720



7. Alexander Lukashenko, Belarus – $33,873

lu1

Waxaa la yidhaahdaa Alexander Lukashenko, waxaa uu ahaa madaxweynaha dalka Belarus, hantidiisu waa $33,873


6. Pranab Kumar Mukherjee, India – $32,216

Natiijada sawirka Pranab Kumar Mukherjee,

Waxaa la yidhaahdaa 

Pranab Kumar Mukherjee, waxaa uu ahaa madaxweynaha dalka India, hantidiisu waa $32,216


5. Marin Raykov Nikolov, Bulgaria – $26,929

Waxaa la yidhaahdaa Marin Raykov Nikolov, waa madaxweynaha dalka Bulgaria, hantidiisu waa $26,929


4. Robert Mugabe, Zimbabwe – $18,000

robert_mugabe_1154591c

 

Waxaa la yidhaahdaa Robert Mugabe, Waa madaxweynaha dalka Zimbabwe, hantidiisu waa $18,000

3. Hamid Karzai, Afghanistan – $6,300

Joint Press Availability with President of Afghanistan.

 

Waxaaa la yidhaahdaa Hamid Karzai, waxaa uu ahaa madaxweyneha dalka Afghanistan, hantidiisu waa $6,300.


2.Mahmoud Ahmadinejad, Iran – $3,000

Natiijada sawirka Mahmoud Ahmadinejad

Waxaa la yidhaahdaa Mahmoud Ahmadinejad, waxaa uu ahaa madaxweynaha dalka Iran, hantidiisu waa $3,000


1. Pope Francis, Vatican – $0

Natiijada sawirka 1. Pope Francis, Vatican

Waxaa la yidhaahdaa Pope Francis, waxaa uu ahaa madaxweynaha dalka Vatican, waana magaalo ka mid ah Barcelona – Hantidiisu waa 0.


Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
somalilandlive.com
 Xafiiska Hargeysa. 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online