Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadda i-phone oo soo saartay softiwer Casriya. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

0
August 02, 2015 in Wararka by Wariye Dalmar
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadda i-phone oo soo saartay softiwer Casriya. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadda i-phone oo soo saartay softiwer Casriya. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadda i-phone oo soo saartay softiwer Casriya. Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga

Shirkadda i-phone oo soo saartay softiwer Casriya.
Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR



Natiijada sawirka iphone



Hargeysa- (SLL)-Shirkada IPhone ayaa hindistay software cusub oo ka saacidi kara qofka isticmaalaaya talefoonadda gacanta ee ay soo saarto shirkadaasi Apple,


Natiijada sawirka FTA

barnaamijyada ay shirkadaan soo saartay ayaa waxaa ka mid ah ( FTA) kaas oo ka saacidaya adeegsadaha isticmaalaya teleefanada shirkada i-phone in isaga oo aanan haysan internet uu isticmaali karo adeegyadda kala ah " Twitter-ka , Facebook-ga iyo yahoo” iyo adeegyo kale oo tiro badan.

Natiijada sawirka iphone

Sidoo kale waxey soo saartay shirkadani adeeg kale oo la magac baxay " IOS” adeegaani ayaa isna la sheegay in uu qaban doono qaabkii aad ugu xiran lahayd (File) kasta lanbar sir ah gaar ah oo kala madax banaan isla markaana aad ku xeran karto qadka internetka.

Adeegaani cusub oo ay soo saartay shirkada iphone ayaa lagu tilmaamay mid ahmiyad gaar ah u leh macaamiisha shirkada iphone.

Waxaana xusid mudan in shirkada aysan ilaa iyo haatan ay sheegin xiliga rasmiga ah ay ay barnaamijyadaani ay u adeegsan karaan dadka iyaga adeegsada taleefanada ay soo saarto iphone.

waxa ay shaacisay shirkada in ay ku soo saari doonto adeegyadeed cusub barnaamij cusub oo la magac baxay " VTS” kasoo loo adeegsan karto kumbuyuutarka adigoomeelkasta joogtid.



 

Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga

Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

somalilandlive.com

Xafiiska Hargeysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online