Barnaamijka Ciyaaraha. Jovetic Oo Si Rasmi Ugu biiray Kooxda Inter Milan

0
August 02, 2015 in Wararka by Wariye Dalmar
  • Visits: 561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Ciyaaraha. Jovetic Oo Si Rasmi Ugu biiray Kooxda Inter Milan

    Barnaamijka Ciyaaraha. Jovetic Oo Si Rasmi Ugu biiray Kooxda Inter Milan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Ciyaaraha. Jovetic Oo Si Rasmi Ugu biiray Kooxda Inter Milan

Barnaamijka Ciyaaraha.

Jovetic Oo Si Rasmi Ugu biiray Kooxda Inter Milan

Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

Jo2


Hargeysa- (SLL)- Weeraryahanka kooxda caanka ah ee Man City Stevan Jovetic ayaa dhameystiray heshiiska uu ugu biirayay kooxda Inter Milan ee Serie A-da Talyaaniga.
Natiijada sawirka Stevan Jovetic

Kooxda ka ciyaarta Premier League ayaa xaqiijisay in 25-jirka uu heshiis amaah sanad iyo bar ah ugu biiray Inter Milan oo waliba leh aragtida inuu heshiis joogta ah ugu biiri karo.

Jovetic ayaa Man City uga soo biiray Fiorentina 2013-kii, hayeeshee boos joogta ah kama uusan heysan kooxda Manuel Pellegrini.

Natiijada sawirka Stevan Jovetic

Ku biirista Jovetic ee Inter Milan ma ahayn wax layaab ah. Horaantii usbuucan ayuu tijaabada caafimaad maray, intaa kaddibna wuxuu Instagram-ka farriin ugu soo diray taageerayaasha Man City: " Mahadsanidiin, macasalaama.”.


jo2

Jo1

kooxda Man City ayaa ka cago jiidaysay ciyaartoygan inuu san waxba u qaban, sidoo kale lacag badani ay ku baxdo.

dhinaca kale mulkiilaha carbeed ee reer Abu Dhabi ayaa sheegay inuu fasixi doono ciyaartooyo badan, kuwaasi oo ay lacag badani ku baxdo,isla markaana wax tarkoodu yar yahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online